Nolashayda qurux deedu
Qosol kaaga weeyaane
Farxadadu ma qabyawdo
Qandhiyo ha mudan ciil !!
Waxaan qoomamoodaa
Markaan qalad sameeyee
Qiyaas li'i aduun yada
Miyaan qeexi karayaa
Qofkaad adigu ii tahay ?
Qareenada dareen kaygu
Waxay qariyaan intaa
Xiisaha qushuuca leh
Sidaanay qiiro kuu galin !!
Qalin ku sadaruu qoraa
Labaataydan kugu qarweysa
Warร aq bay qudheedu tahee
La aantaa miyaan qaboobaa ?
Qudh iyo maan kuu taboo
Qalbiga wehel kisi bad tahay
Naftaad ila qaybsatoo
Ku qaabishay niyad samaan !!
โพโ๐ฝ๐๐ฅฐ๐
Adunayadu waaa meerte rabiyooow waalidka idaaa intaaan adunka saarnahay. Waaa hooyo qaaliya iyo aabe qaaliya ๐ฅฐ๐ฅฐ๐ฅฐ๐ฅฐโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธโค๏ธ๐๐๐๐
? Barta geela lagu dhaqo buhodle weyn iyo taleex iyo goobtii xornimo udiirirka laascoonood deeqa miyaaan ku caweeyay boocame
Dhaman gayigayg Mahuraanka Darwiiishta ku noolahay
๐๐๐๐๐๐๐๐๐โค๏ธโค๏ธ๐ฅฐ๐ฅฐ๐ฅฐ๐ฅฐ๐ฅฐ๐๐๐๐
Invited by: Asma Jama
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
August 12, 2023 | 543 | -3 | -0.6% |
November 04, 2022 | 546 | -3 | -0.6% |
August 28, 2022 | 549 | -4 | -0.8% |
July 22, 2022 | 553 | -5 | -0.9% |
June 15, 2022 | 558 | -13 | -2.3% |
May 08, 2022 | 571 | -4 | -0.7% |
March 31, 2022 | 575 | -4 | -0.7% |
February 01, 2022 | 579 | +6 | +1.1% |
December 26, 2021 | 573 | +9 | +1.6% |
November 18, 2021 | 564 | +14 | +2.6% |