Nalka Nurka on Clubhouse

Updated: Jul 24, 2023
Nalka Nurka Clubhouse
610 Followers
835 Following
@naftauroon123 Username

Bio

๐Ÿฅฐ๐Ÿ˜˜โค๐ŸŒน๐Ÿ’ƒ๊ง‚Jacaylkan ku qabiyo
quluubtayda sida ugu noshahay
qoraal kuma koobi karayo
Qandhadii jacaylkiyo
Qisadii dhexdena
Quruxdii riyadena
Qiimihii jacaylkeena
Qosolkii faraxdena
Qaali ma waxaan ku matala jira
Qaadirkay intuu oomay
Qaali adaa i deeqoo
Qabri mooyee
Qisadenu way jiri
Qofkalana Qaabili maayo
๐Ÿ˜˜๐Ÿ˜˜๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜๐Ÿ˜˜๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜๐Ÿ’‹๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜๐Ÿ˜˜๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜๐Ÿ’‹

๐Ÿ’ฏ๐ŸŒโค๐Ÿฅฐ๐ŸŒน๐Ÿ’‹๐Ÿ˜˜
Ileys shumac baxaayiyo
Iftiinkii nalkaa tahay
Ubax Soo dilaacoo
Aroor joogo baa tahay
Neecaaw udgoon iyo
Saxansaxo ayaa tahay
Afar iyo tobonaad iyo
Dayax ololayaa tahay
Garaad caaqil sare iyo
Dhal ugaas ayaa taahy
Boqortooyo aadmiga
Kuwiin edeb lahaa tahay
Riyadii aan sugayaay๐ŸŒ๐Ÿ‘€๐Ÿฌ๐Ÿ’ƒโค๐Ÿฅฐ๐Ÿ’ฏ๐Ÿ˜˜๐Ÿท๐Ÿ™Œ๐ŸŽ‚

๐Ÿ‘€๐Ÿ’ฏ๐ŸŒนโค๐Ÿ’ƒ๐Ÿฅฐ๐Ÿท๐Ÿ˜˜โœ”๐Ÿ’‹Sida layliyo qays yaan uu lasimayo Hurdo kama ๐Ÿ›Œ lado qalbiga luulata Lama yeesho xidhidh dumarkii lumiyo adiga igu laman ๐Ÿฅฐ Luquntadiyo lafyahaga leeg leeg socodkaga ayaa ii labkiciye ๐Ÿ’ƒ๐Ÿฝ sida laydha qabaw ama liiqa adceed laxawga dareen lubiga galisee Liiqi wayay cunto cashaqba ii lurayo laqayad noqote Luquntadiyo lafyahaga leegleeg socodkaga ayaa ii labkiciye waxan lolan jacayl dadku aay la daman hadan la isla luulayn mid uunba lugo,ee ha iga leexinin oo ligligan qabano libin aynu helnee libin aynu helnee ๐Ÿซ€๐Ÿซ€๐ŸŒน๐Ÿ”

Marka aad jaceyl kiyo
Muxubada ku Keli tahay
Hadalada macaaniyo
Muhashada xad dhaafiyo
Miyirkey wax yeelaan

Mar mar waa nasteexoo
Murugada xidhiidhkii
Maankey dishaayoo
Maryo qoyay sidoodaa
Lagu muunad bedelaa
Dhibtu waase madigee
Naf jaceylku madax maray
Horta naaag ilahay ka taxadiray ๐Ÿ˜๐Ÿ˜˜๐Ÿ’–๐Ÿคฉ๐Ÿ’”๐Ÿ’–๐Ÿ’๐Ÿ’
Laf dhabarta adhaxda iyo unugyada dhiigee jiidhka laxaadka intiisa kale adimadii celinayaayย  Jacalykii waayo arag astaantii lagu xusaay ubucda beerka iyo wadnaha adaaa masalaha dhigtoo kaligaa kugu aaminee
cid kale looma ogolaa



Afadii dhibta ila martee
samikra ila qaybsataay
amaanada dhawrtaa eey
balanta ila oofisaay
abaalkaad iga mudnay
waligay ma iloobayoo
qalbigaad ku abuurantee
ogow ruuney ogow
adaan ifka kuu jeclahay.๐Ÿ’๐Ÿ’”๐Ÿ’๐Ÿ’–๐Ÿคฉ๐Ÿ’–๐Ÿ’–๐Ÿคฉ๐Ÿ’”
๐Ÿ’”๐Ÿคฉ๐Ÿ’–๐Ÿ’gabadh qiimo leh oo qiyaas wacan oo qaraar adag saw quluubtiyo qudha maan siin
qadhqadhyoodoo qanacaygii quman kama helin
ana qawl runa ma qorshaynoo qasdi uma odhan
qaali quruxleey xisku kama qado qalbi kama lado qofna lama simo jacaylkaan qabo
kaama qarin karo mana qiri karo
qalqalooc hadal qadafkoo badan
qaadan maysoo ma qalaysee way qalootaa
qorqornaantaan quuudareeeyaa qalbigaygaan ku qaboojaa quman waa calf adi kuu qoran
qaali quruxleey xisku kama qado
qalbi kama lado

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 24, 2023 610 -44 -6.8%
October 02, 2022 654 -20 -3.0%
August 11, 2022 674 -15 -2.2%
July 05, 2022 689 -5 -0.8%
May 29, 2022 694 -25 -3.5%
April 21, 2022 719 +160 +28.7%
March 14, 2022 559 +81 +17.0%
January 15, 2022 478 -7 -1.5%
December 09, 2021 485 -3 -0.7%
October 31, 2021 488 +292 +149.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users