aĸвar aвdι-aѕιιѕ on Clubhouse

Updated: Mar 22, 2024
aĸвar aвdι-aѕιιѕ Clubhouse
1.6k Followers
532 Following
@nadiirabdiasiis Username

Bio

Sidaan Ahay Ayaan Ku Ahay Qof Muhiim Ah.

In aad Dhimato adiga Oo aan Lagu Aqoon Ayaa Ka Mudan in aad Noloshaada Oo Dhan Ku Qaadato in aad Naftaada Dadka U Sharaxdo.

Maxaa Ka Qadhaadh in aad Badhaadhahaaga iyo Farxadaada Ka Eegto indhaha Dadka Kale.?

Majirto Cid Qurux Badan ama Foolxumi Ee Hab Fakerka aadamaha ayaa Quruxda iyo Foolxumadaba Sawirta.

Haku Ciyaarin Dareennada Dadka Kale Laga Yaabaa in aad Ciyaarta Ku Guuleysato Balse Aad Qofkaas Weeydo Waligaaba.

Aduunka Oo Dhan Kuwaa Dhawrsoonidaada iyo Dhab Ka Hadalnimadada Balse Dadka Haku Hanan Nifaaqaaga iyo istusnimadaada Samayska Ah.

Mararka Qaar Riyooyinkeena ayaa Ka Weynaada Waaqicena Dhabta Ah Ee Waa in Eynu Taagrenna U Samirnaa inta Eey Koreeyso Oo Aay Riyadeena Gaadhayso.

Wax Kasta Oo Liita Oo Hareerahaaga Ka Dhacaya Hadii aad U Fiirsato Waad Waalanaysaa Ee ismooganaysii
Hal Mar Oo Labo Jeer Doqonnimada Ka Dooro inaad Wax Walba U Fiirsato.

Kalsoonida indho La'aanta ahi Waa Cadawga Ugu Weyn Ee aadamaha.

Dagaalka Ugu Qadhaadh Ee Noloshaada aad Gashaa Waa Marka ay Dadku Kugu Cadaadiyaan in aad Qof Kale Noqoto.

Hadii aad Gabadh Jeclaato arki Maysid ay Sababtu Tahay Jacaylku Waa indhoole.

Mararka Qarkood Waynu U Baahannahay iska Hor imaadka iyo Muranka Si aynu U Ogaano Waxa ay Dadyowga Kale inaga aaminsan Yihiin Ee Laabta inoogu Hayaan.

Badhaadheyasha Faraxsani Waa Kuwa aan Faragashan arrimaha Dadka Kale Kuwaas ayaana Mar Walba Deggenaanta iyo Nolosha Suubban Ka agdhow.

Murtida iyo Doqonnimadaba Si Degdeg ah ayaa Loo Gudbiyaa Sida Cudurrada Safmarka ah Ee Dooro Tii aad La Jaal Noqon Lahayd .

Murtiilihu Kama Murugooda Xanuunnada Tagtadii Ee Waxa Uu U Kaalmaystaa Taaganta Si Uu uga Dheeraado Kuwo iyaga La mid ah.

Heeyso inta aad Muujisato Wax Kabadan Oo Dheh inta aad Taqaano in Ka Yar.

Dadka Qaar Gefka Ayaa Horreysiiya Dadka Qaarna Samaha Ayaa Dhaadhiciya.

Iska Jir in aad Naftaada Ku Disho U Samirka Xidhiidho inataada Xun Dhiirigalinaaya Oo Xanuun Badan Mala Xunna aad in Badan Ka Haysato.

Dadka Qaar indhahooda Kuguma Arkayaan ee Waxa ay Kugu arkayaan indhaha Qofkale Oo Kaaga Soo Shekeeyay.

Isku Day in aadan Qalbigaaga Ruux Walba Kaalin Ka Siin Se aad adigu Qalbiga Ruux Kastaba Kaalin Ku Yeelato.

Mararka Qaarkood Qiimaha Ereyadaada Qaar Waxa Uu Noqdaa in eey Galaaftaan Cimriga Ruux Dhan Ee ama Wanaag Ku Hadal ama aamusnaanta Ku Wanagsanow.

Nolosha Tiyatarka Ama Masraxa aynu Ka Helno ama Yeynaan Ka Helin Oo Dhibsanno Marleyba Qiimihii Tigidhka Waynu Bixinay.
X.pye William Shakesper

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 05, 2024 1,611 -1 -0.1%
February 12, 2024 1,612 +2 +0.2%
January 26, 2024 1,610 +2 +0.2%
January 09, 2024 1,608 +1 +0.1%
December 08, 2023 1,607 +1 +0.1%
November 24, 2023 1,606 +2 +0.2%
November 11, 2023 1,604 +4 +0.3%
January 05, 2023 1,600 -100 -5.9%
March 20, 2022 1,700 -100 -5.6%

Charts

More Clubhouse users