Nimco Dheman on Clubhouse

Updated: Nov 8, 2023
Nimco Dheman Clubhouse
495 Followers
597 Following
@naciimo9995 Username

Bio

𝘽𝙤𝙦𝙤𝙧𝙩𝙤𝙤y𝙖𝙙𝙖 𝙘𝙡𝙪𝙗𝙝𝙤𝙪𝙨𝙚 ✳️♻️🅳🆆🅷🅱️♻️✳️

❤Nimco❤ Nuura❤ boqoradi👸 hoyadey ❤ladhalatay🥰
🥰Wanku jeclhy ❤ hoyo mcn❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋


❤Abtigey🥰Boqorki 🤴 ❤Hoyadey🥰 laa dhashay💉👈❤❤❤Caaqilka 🥰🥰🥰🥰

꧁ 🦁⚜️🅃𝐄🅰️𝐌⚜️🦁 ꧂
Ⓜ️𝐀🅰️𝐌𝐔𝐔𝐒 🄸𝐘𝐎 🅇𝐔𝐒𝐇Ⓜ️🅰️D
⚜️𝚆𝙰𝙽𝙰𝙰𝙶𝙸 𝙸𝚈𝙾 𝚇𝚄𝚂𝙷𝙼𝙰𝙳𝙸 𝙲𝙻𝙾𝙿𝙷𝙾𝚄𝚂𝙴







From hiiraan

Neecawda roobkee
Nafta raaligalisiyo,
Naxariis jacayl baan
Ku nuuxnuuxsadaayoo
Hiiraan baa ku noolahay.




















Rabboow xaqa ii caddee
Rabboow kasha ii xoree
rabboow iga dayr xumaan

rabboow aadmi haygu xidhin
rabboow yaan laygu xaman
xaladeda wax aanan hayn

rabboow hay dhigin xabaal
dunuubtoon iga xalnayn

xannaano rabboow isii
rabboow xikmad ii hibee
xayaatada aan cuskado

rabboow yaan noqon xajiin
xasaasiyad uunku naco

😢Eega😢hadda🤲
🤲🤲🤲😢Amiintaa iqaabta😢🤲
















Walal daadku wada heysan
🤴DJ saaqo💎🫀❤🥺






























❤Hææşh🥺 qofna kulama siimo🥰apowe















TELLO
❤WALAL QALBI FICN🥰














Hada taage Ed iweysaan
Ogaada nolol baan ku nole
Walal iyo waliidow Haa igu war wariinaha walahiye🥺🙏

Member of

More Clubhouse users