‎Nini Al-Mehri ‎. on Clubhouse

Updated: Jul 14, 2023
‎Nini Al-Mehri ‎. Clubhouse
473 Followers
588 Following
@myqueennini Username

Bio

Nini Nolosheydii 🥺❤️💋

Matanteyda Nini🔗👸🏻🥺❤️‍🩹

Princess Asma wllshy qali 👸🏻❤️🥀🥰

🐅🐅🐅🐅🐅🐅🐅

Stella Clara garbkaygii👸🏻❤️

Venessa Guleed G36 my dhuux my dhiiga ❤️🫀👸🏻😘

Nini ❤️ Nini ❤️ Nini ❤️ Nini ❤️ Nini ❤️

𝐠𝐚𝐫𝐛𝐤𝐚𝐲𝐠𝐢𝐢 𝐢𝐲𝐨 𝐠𝐚𝐬𝐡𝐚𝐧𝐤𝐚𝐲𝐠𝐢𝐢 𝐦𝐲 𝐬𝐢𝐬𝐭𝐞𝐫 𝐍𝐢𝐧𝐢 𝐀𝐥-𝐌𝐞𝐡𝐫𝐢 𝐛𝐨𝐪𝐨𝐫𝐭𝐨𝐲𝐨 𝐤𝐮𝐦𝐚 𝐰𝐚𝐲𝐨🌏🫶❤️👸🏻🫀🌡❤️‍🩹💐👑🩸❤️💞💞

Saw laba is dhawrtaa
Isma dhiirrigeliyaan,
Mid wuxuu dhibsanayaa
Ka kalena ma dhaawaco?

wasiirka Ahlubeydka MIRE AHMED👳‍♂️👑👞

“Kuuma hayo Saluug kale
Oon Soo Sax kugu dhaho
Waadse Suuro badantahay.
Anna Samir ma wadi karo.”


Ma ishii hillaaciyo
Hoosiiska sagalka ah
Ku hareer dhigaysee
Haybad kula simaysaa
Humaagaagu gubayaa?

Ma halbawlihii baa
Intuu caashaqii habay
Uu jaray higaaggii
Laga waayey huubana?

“Ma arooryadii baa
Waabayda uduga leh
Idan laygu shidi jiray”.

- Hadraawi


Qofka ii duceeyoow
Rabbigay ku derajee,
Qofka iga ducaystoow
Dummaddaada weeyaan.

Maxamed Ibraahim Warsame, Hadraawi (AHUN)


Caddaan ilkahaagan
Cadceeddu ku oydo,
Bishmahan ashqaraarka
Arkaaba ka qaado,
Indhahan naxariista
Nin eegay dareemo,

Udgoonka jidhkaaga
Miyaa ubax gaara
Toloow laga uumay???




Beertadu intay ku siiso bahda kuma siiso.

Macaluul wax kaagama taraan maal laguu guraye, midigtaadu waxay goosataa maydha gaajada.

Erayadii AHN Abwaan Cabdillaahi Suldaan Timacade.

Marhadaan jacayl galay
Qalbigii ugogol dhigay
Muxuu aniga iiguday
Muxuu geedka iisudhay
Anigoo u guul dayey


Inkastay ladaadyada baruur laqanyo daacayso
◇Leg ninkii siiya bay dishaa liidda doqoneede.
◇Nimankaan lo'daydii casayd laanta ugu duugey.
◇Nimankaan dukaamada lukiyan laba-labaw Siiyey.
◇Wax la liqiyo xoolaba ragaan uga laxaad yeelay.
◇Een Darada iyo xilkalkaba ku taxay.
◇Hadday aniga leebkiyo warmaha ii lisanayaane.

Abwaan Maxamed Nuur Fadal






𝐑𝐮𝐮𝐱𝐢 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐚 𝐚𝐦𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐞𝐡
𝐃𝐡𝐚𝐛𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐟𝐮𝐮𝐬𝐡𝐚 𝐱𝐚𝐬𝐮𝐮𝐬 𝐥𝐞𝐡
𝐇𝐨𝐠𝐚𝐲𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐬𝐚𝐭𝐚 𝐮𝐝𝐠𝐨𝐧 𝐥𝐞𝐡
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐝𝐡𝐚𝐪𝐭𝐚 𝐱𝐚𝐥𝐚𝐥 𝐥𝐞𝐡
𝐃𝐡𝐚𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚𝐠𝐚 𝐚𝐤𝐡𝐥𝐚𝐪𝐚 𝐥𝐞𝐡♥️
𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐢𝐛𝐬𝐚𝐭𝐚 𝐱𝐮𝐦𝐚𝐧 𝐥𝐞𝐡 ♥️
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐝𝐢𝐢𝐝𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐥𝐢𝐢𝐥 𝐥𝐞𝐡♥️
𝐃𝐡𝐚𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐮 𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐣𝐚𝐜𝐞𝐲𝐥 𝐥𝐞𝐡♥️
𝐃𝐡𝐚𝐠𝐚𝐡𝐚 𝐤𝐮 𝐦𝐚𝐪𝐚𝐥𝐚 𝐝𝐚𝐰𝐞𝐞𝐲 𝐥𝐞𝐡♥️
𝐀𝐧𝐨𝐨 𝐤𝐮 𝐝𝐡𝐮𝐠𝐭𝐚𝐚 𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐥𝐞𝐡♥️
𝐓𝐢𝐱𝐝𝐚𝐧 𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲 𝐛𝐚𝐚 𝐐𝐨𝐫𝐥𝐚 𝐥𝐞𝐡♥️



horta dhuux waa tahy 🦵
lafta dhabarka haysiyo👨‍🦼
wadnahygu dhiiguu 🫀🩸
ku dhaqaaqo waa tahy👸🏻
labadni wax dhaadeen👀
kuba dheehdo nuurkiyo☀️
dhaayahayga waa tahy👁
waxba yaanan dhaafine🤷‍♂️
meel kastoo dhaqaaqdiyo 🕺
anigoo dhanbaa tahay 🙎🏻‍♂️

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
July 14, 2023 473 +457 +2,856.3%

Member of

More Clubhouse users