Mustafe Osman on Clubhouse

Updated: Jan 9, 2024
Mustafe Osman Clubhouse
216 Followers
517 Following
Mar 6, 2021 Registered
@mustafeosman505 Username

Bio

🏟🥇🏆⚽️🇸🇴

peaceful-winger4


Løvē ❤️

* Boqoradii naftaydaay, * inaan waayo bilicdaada, * u basaaso maqalkaada, * adoo joogo baladkayga, * anoo baahi kuu qabana, * i baxnaanin kari waydo, * boga iyo wadnuhu haatan,* inuu yahay bukaan socodo, * baahidaadu igu raagto, * adna uu baraarihiyo, * kuu boxo cawayskaagu, * soo laba bad wayn maaha,* kama helin jawaab baaqi, * ilaa xalay an soo baasay, * waa su'aal ka timid beerka, * qalbiguna bislayn waaye,* xagee beelay love-keeni !

Alloow yaa dalxiis iyo,,
Kula maro damaashaad,,
Kula raaco doon iyo,,
Markab aan daboolnayn,,
Ama diyaarad sare iyo,,
Kula maro daruuraha,,
Laangaruusal dadanoo,,
Muraayada dallacan iyo,,
Kugu daadihiyo Faras,,

Macaan erayadaadaa,
I dhex qaaday maankoo,
Ku milmay jidhkaygoo,
Sida malabki weeyee,
Mac hadaan kusiin laa,
Soo kama maqsuudeen,
Oo murugta xiisaha,
Dhamaan igama mayrteen,

Invited by: Hayaani Bk

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
January 09, 2024 216 +3 +1.5%
November 22, 2022 213 -8 -3.7%
September 12, 2022 221 +30 +15.8%
July 31, 2022 191 +6 +3.3%
May 17, 2022 185 +2 +1.1%
April 09, 2022 183 +6 +3.4%
February 10, 2022 177 +13 +8.0%
January 03, 2022 164 +4 +2.5%
November 27, 2021 160 +5 +3.3%
October 19, 2021 155 +2 +1.4%

Charts

Member of

More Clubhouse users