F͟a͟b͟r͟i͟g̲a͟s͟⍟ on Clubhouse

Updated: Apr 26, 2024
F͟a͟b͟r͟i͟g̲a͟s͟⍟ Clubhouse
2.3k Followers
2k Following
@mu.shariif Username

Bio

I proud puntland🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Lama yeesho xidhiidh dumarkii lumiyoo adiga igu lamaan My Bbe
Khasaaro Haji Walashay rumaad❤️❤️🥰👸
Arsenal Fun
Wiil reer Laascaanod Ah siba xafada dhakhtarka
Gabaygii Awoowgay Siciid qamax

Wa loo shihiid noobir in ay shaxi ka jeexdaynde

bada shaqafka in aan soo darsaday uunku wada sheegye

Nuur dhagey shantaa lagaga dhiday sharaxlahiisiiye

Bahgareen shilatoo anaa shiday rageediiye

Shan hadan ka dilo waa anoo neef shiro u qalay

Warsangaligu ceelkan la shubay iga kala sheexye

Nafta wuxu ku sheelsheeliyaa calo shareeraade

Idoor waa shakabad mid aan gashiyo midan shireeyaaye

Garaad faarax shooda uma noqon maalin shiramaade

Shixnadii ka soo rogay fadhiday shucubadii howdee

Reer jaamac baa ugu sharbadan shidan colaadeede

Asba shalayto shaygan ka helay iguma shaadayne

Meeshan bah cishlo ula shiro ilama sheegtaane

Shafka reer ma guudhan ahay ooy talo ku shiidaaye

Raganimadu waxay noo shaftidhi shaaca dirireede

Turkigan la shawraye nin kale shuufay hadalkiis

Gabaygaa waxaa leh siciid qamax
/(). /(). /(
Dhasii Muuse Hayl💪🔥🔥🥰🥰
Raga diinta hoyga unoqdiyo hanad Darwiish ba leh🐎🐎🐎
Ugaadhyan power 🐎🐎😍🐎

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 26, 2024 2,301 +14 +0.7%
March 17, 2024 2,287 +7 +0.4%
January 20, 2024 2,280 +3 +0.2%
January 04, 2024 2,277 +3 +0.2%
December 19, 2023 2,274 +1 +0.1%
December 04, 2023 2,273 +1 +0.1%
November 19, 2023 2,272 +2 +0.1%
November 08, 2023 2,270 +1 +0.1%
October 30, 2023 2,269 +969 +74.6%
December 22, 2021 1,300 +100 +8.4%

Charts

Member of

More Clubhouse users