Mustafe M4K on Clubhouse

Updated: Jan 20, 2024
Mustafe M4K Clubhouse
5 Followers
69 Following
@mostafe1 Username

Bio

Soomaalinimadu kama fadli badna Carabnimada, Hadii Carab oo isu ah wax aanay Soomaalidu isu ahayni ay 15 dawladood yihiin, majiro wax maanacaya ama diidaya in Soomaaliduna ay 5 dawlaadood noqoto.

Carabtu waa tafiirtii Nebi Ibraahin, dhamaantood waa hal oday, hal af, hal diin, hal midab iyo hal dhaqan, Laakiin Soomaalida Oday mawada dhalin, iskuwada af ma wada ahan, isku dhaqan ma wada aha.
Reer Somaliland cadawgoodu waa cidii kasoo horjeeda madaxbanaanida Somaliland, waxaana saaxiib u ah cidii ogol madaxbanaanida Somaliland.

Member of

More Clubhouse users