Mohaa Mousse on Clubhouse

Updated: Dec 3, 2023
Mohaa Mousse Clubhouse
353 Followers
231 Following
Mar 8, 2021 Registered
@momousse Username

Bio

Hadal kaleba iyadoon u gelin ayey isaga oo iska baraad la’ ku tidhi:

“BUSEEL IYO XIISE RAAGAY
BOG UU DEGAY SAW MA BAAHNA?”

Sidii wax soo hambabaray intuu u booday ayuu ugu jawaabay “ Haa waa runtaa”

Haddana si deg deg ah ayey weydiin kale u liqsiisay iyadoo ku leh:

“BUKAAN KALGACAYL BASTIIYA
QOFKII BADAY SAW MA BAANTO?”

Isma uu adkayne weydiintaas kalena waa ka garaabay oo wuxu yidhi “Haa heey qofkii baday baa baanta”

Isaga oo is leh “toloow maxay soo wadataa” ayey haddana mar saddexaad ku tidhi:

“AKHYAAR KALA BAADIYOWDAY
BARIIDADA SAW MA DOONTO?”

Intuu madaxa lulay ayuu ku jawaabay “ wallee waa dhab”

Saddexdaa weydiimoodba markay hubisay inu la qaatay, ayey Iyada oo dhoolla-caddaynaysa si kalsooni leh ugu tidhi

“KASHUU BOHOLYOW FADHIISTAY
BAD-WEYNTA HADDAAD KU MAYDHO
MA BAABA’O SHAW JACAYLKU!!!”

Intuu foorarsaday ayuu hoos u yidhi “wax baa ka jira arrintaasi”

Invited by: Ahmed Duale

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
November 08, 2022 353 -2 -0.6%
August 30, 2022 355 +1 +0.3%
July 24, 2022 354 -1 -0.3%
June 17, 2022 355 -3 -0.9%
May 10, 2022 358 -1 -0.3%
February 03, 2022 359 +3 +0.9%
November 20, 2021 356 +1 +0.3%
October 12, 2021 355 -3 -0.9%
September 03, 2021 358 +132 +58.5%

Charts

Member of

More Clubhouse users