TAQWA on Clubhouse

Updated: Oct 14, 2023
TAQWA Clubhouse
416 Followers
395 Following
@mom345 Username

Bio

Qudhaydu kumay jeclayne
Qofkaygaan kugu sugayay
Hankayga umaad qalmayne
Dantaa igukaa qasbaysay 😂✌🏻

Alxmdlilah hooyo Somaliyeed 👩‍🍼❤️


Maamo ADNA AADAN ISMAIL 👸🙏❤️🩸

🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢
🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢
🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢🟢
⚪️⚪️⚪️⚪️⚪️⚪️⚪️⚪️⚪️⚪️
⚪️⚪️⚪️⚪️⚫️⚫️⚪️⚪️⚪️⚪️
⚪️⚪️⚪️⚪️⚪️⚪️⚪️⚪️⚪️⚪️
🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴
🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴
🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴🔴


Gef markuu yimaado geerida jecel ayaan ahay SNM🩸🦁🙏



𝔰𝔥𝔞𝔫𝔨𝔞𝔯𝔬𝔬𝔫 𝔚𝔦𝔵𝔦𝔦 𝔬𝔬 𝔡𝔥𝔞𝔫❤️👸
𝔇𝔑12 𝔡𝔞𝔞𝔡𝔞𝔵𝔡𝔞𝔲𝔡𝔦𝔦❤️👸

Xikmado dhirigelina
⚠️si deGen u akhrizo QorMadeYda wLl✍😢🥺

1:waxaad ogata markastood dareento inaad ku qanacsaneyn noloshaad ku noshahay, xasuuso iney jiraan kuwo iyagu ku riyoonaya kuna Haminayaa noloshaaD adiGu ku noshaHay iney marun ku nolaadan

2:ha furin albaabka ku dhawacaya xitaa Haddi garacu yahay qofaad jeceshaHay
3:ku qanacsanow naftaada hana is dhiibin weliga damiirkagu haku hago
4:wax Hawal ah kugu qadan mayso inad riyooto keliya inad seexato mooye lakin inaad ka dhabayso riyaadada waxay ubahan tahay juhdi iyo dadal badan
5: Qalbigagu yuu noqon meel cidd walba soogalyso kana baxayso lakiin kadhig mid hal qof soo galo kuna dago ,nasaShana ku dareeMo

6:markaad eegto gaadal adan Rabin inaad dib unoqoto,ogow waxa aaf haysaa wadadii saxda ahayd
7:markastoo caqligagu koro waxa yarada dadka hareerahaga jooga iyo saxiibadaada waayo ,caqliga fiican ma dhageysan karo hadalada aadka uliita

8:gabadheY kasida dhabta kujeceL waxyaabo badan ayuu darta uga taanasuli kara si aanu kuu wayin adiga


✅✅✅✅✅✅✅

Member of

More Clubhouse users