محمد on Clubhouse

Updated: Jun 2, 2024
محمد Clubhouse
1.5k Followers
1.8k Following
@mohamedyre2 Username

Bio

الموت هو فرض على كل إنسان في هذه الدنيا 😥
😥

لا حياة بدون صلاة

وتقو يوما ترجعون فيه الى الله

Haka murugoonin adduunyada iyo waxa dul yaalla dhammaanteen waxa aynu ku nahay marti. 😥💔


Qofba maalintii weeye , maalinta Socialka tacsidaadu buux dhaafiso Ilahay kuuma waayo walaalo kujecel oo kuu duceeya.

Qofba waxbaa lagu tabaaye garan maayo waxaad igu tabi doontaan haday taydii noqotee. Tan waan kawada tagaynaaye maalin ay ahaatabee Shafeecada saxiibtinimo ha idhaafina aakhiro idinlama dhaafayee.😔

‎كانت الدنيا تدوم لأهلها
‎لكان رسول الله حيا وباقيا.

Haddii lagu waarayo dunidaan Rasuulkii Allaa baaqi iyo mid nool ahaan lahaa


القرأن لايخذل صاحبه …
Nafyahay Toos oo Hanuun Laga Yaabee Inuu Safarku Dhawyehee
اللهم يامقلب القلوب ثبت قلبي على دينك


“Anigu waxaan jeclahay nebiga scw, Abuubakar iyo Cumar, waxaana rajeynayaa aakhiro in aan lajirkooda noqdo, jacaylkaas dartiis, yaananba samayn camalkoodii mid la mid ahe”.
—Anas Ibnu Maalig; adeegihii nebiga scw.

اللهم صل وسلم على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه.🌹

فداك ابي وامي يا رسول الله
حبيبي يا حبيب الله عليه افضل الصلاة والسلام "إن ٱلذین یؤۡذون ٱلله ورسولهۥ لعنهم ٱلله فی ٱلدنۡیا وٱلۡـاخرة وأعد لهمۡ عذابࣰا مهینࣰا"
‏⁧‫عاقبوا_زكريا_بطرس_لشتمه_رسول_الله‬⁩
‏⁧‫إلا_رسول_الله‬⁩

اللهم يامقلب القلوب ثبت قلبي على دينك.

Allahayoow naga badbaadi, kalmad aan qornay, oo naar noo sababta

Xanuunka ku dhaca jirka bini-aadam ka midka ugu badan ee Quraanka lagu xusay waa xanuunka ku dhaca Qalbiga,

Waa xanuun aad u halis badan Oo aan si sahlan lagu ogaan karin waana xanuun aad u faafa Oo saameeya dhamaan jirka kale ee bini-aadamka,
في قلوبهم مرض فزادهم الله مرضا
Xanuunkaasi Qofkii ka bad baada waa qofka ugu nasiibka badan dunida balse inta ka bad baada ayaa aad u yar Rasuulka scw talooyinkii baa kamid ahaa in Qofka jirkiisa ka ilaaliyo xanuunkaasi,
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ألا وإن في الجسد مضغة إذا صلحت صلح الجسد كله، وإذا فسدت فسد الجسد كله‏.‏ ألا وهي القلب،
Xanuunkaani qoraal laguma soo koobi karo saamayntiisa iyo sifaadkiisaba balse inta wax ka qortay waxaa ugu fiican Ibnu Qayim kitaabkiisa
الداء والدواء
Ama isla kitaabka magaciisa kale
الجواب الكافي لمن سأل عن الدواء الشافي.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
June 02, 2024 1,543 +4 +0.3%
April 30, 2024 1,539 +10 +0.7%
March 19, 2024 1,529 +7 +0.5%
March 02, 2024 1,522 +15 +1.0%
February 09, 2024 1,507 +10 +0.7%
January 22, 2024 1,497 +10 +0.7%
January 06, 2024 1,487 +287 +24.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users