Mohamed Tahir on Clubhouse

Updated: Apr 25, 2024
Mohamed Tahir Clubhouse
1.2k Followers
1.4k Following
@mohameddahir916 Username

Bio

RESEARCHERS
HHFS pastoralist in somali region
🩺🩺💊Mohan💊 🩺🩺

Canab weeye dumarkuye ha canaadin waligaaa ceebtooda qariyooo ha colaadin abidkaaa
❤️❤️❤️
"الحريه هي ان لا اخاف من فڪره او
ڪلمه او حتۑ تصرف أريد فعله الحريه هي ان اڪون ڪما اريد ان اڪون......"🌌🌸

"Xorriyadu waa inaanan ka biqin fikrad hadal ama xitaa wax aan doonayo inaan sameeyo xorriyadu waan inaan noqdo sida aan doonayo inaan ahaado...."🌸🌌

"عندما تعطي غيرك بداية جميلة ، حاول أن تعطيه نهاية أجمل ، لا تؤلم شخص بدأت معه بشكل جميل ، لأن العبرة دائما تكون في النهاية....!👌🥀

"Marka ay ku siiyaan dadka kale bilow qurux badan isku day inaad sameyso dhamaad qurux badan ha ka xumaan qof markii hore ku siiyey waji iyo bilow qurxoon waayo layaabku badanaa wuxuu dhacaa dhamaadka...!" 👌🥀

Haddii aad rabto inaad hadasho, waa inaad markaas isweydiisaa, Waxa aad sheegi doonto run ma tahay? Ma loo baahan yahay? Waa wax wanaagsan ma dhihi doonaa?, ka dib sheeg waxaad sheegi lahayd.

Wax kasta oo ay kaa sheegaan ma mudna in aad uga jawaabto. Wax qiime ah ha siin kuwa aan qiimaha lahayn.

Weligaa ha ka tegin saaxiibkaa duruuf kasta oo aad ku jirtaan, ragannimadu waa dhalan,
geeriduna waa qaddar xagga Eebbe ka timid.

Qaladka ugu weyn ee aan abid noloshayda ka galay ayaa ah, inaan u maleeyo inay dadku i siin doonaan jacaylkii aan iyaga siiyey oo kale.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 25, 2024 1,210 +1 +0.1%
March 17, 2024 1,209 -1 -0.1%
February 24, 2024 1,210 +1 +0.1%
January 20, 2024 1,209 +1 +0.1%
December 19, 2023 1,208 +108 +9.9%
November 12, 2021 1,100 0 0.0%
November 08, 2021 1,100 0 0.0%
November 04, 2021 1,100 0 0.0%

Charts

More Clubhouse users