Fadeexo Team qarabo on Clubhouse

Updated: Sep 23, 2023
Fadeexo Team qarabo Clubhouse
68 Followers
309 Following
@mk.more Username

Bio

Dhoola cadeyntaadu waa waxa aan ku noolahay waqti xaadirkaan.

Waxaad xaday qalbigeyga mana rabo in aad ii soo celiso.

Adigaan kugu dhex dhumay mana rabo in la iga kaa soo dhex helo.

Waxaan hayaa sababo badan oo aan u dhinto, laakiin mid uun aan u noolaado, taasina waa adiga!

Waxa kaliya ee aan rabo inaan khabiir ku noqdo waa adiga uun in aan ku jeclaado.

Waxaad sidataa furaha wadnahayga gabi ahaanba cid kalena ma furi karto.

Waxaan rabaa oo keliya seddex shay: indhahaaga oo aan ooyi doonin, bushimahaaga oo aan been sheegi doonin, iyo jaceylkaaga oo aan dhiman doonin.

Waxaan ku siin lahaa wax walboo aad ku dhoola cadeyn kareyso sababtoo ah dhoola cadeyntaadu waxa ay ifisaaa qalbigeyga.

Isii wadnahaaga sababtoo ah keyga mar horaan ku siiyay.

Waxaad sabab u tahay in aan dhoola cadeeyo iyo in aan faraxsanaado. Waan Ku jeclahay.

Magacaaga ayaan ku qoray samada, laakiin dabaysha ayaa qaadday. Magacaaga ayaan ku qoray ciidda, laakiin hirka ayaa qaaday. Magacaaga ayaan ku qoray qalbigayga, weligiisna wuu ku qornaan doonaa.

Waxaad tahay xiddiga ugu iftiinka badan ee ifiya noloshayda maalin kasta.

“Adigu, waxaa laga yaabaa in aan kuu ahay hal qof laakin anigu waxaa ii tahay aduun.”

“Nolosheyda Waxaa buux dhaafiyay riyo maalmeeed, waxaan isku dayay in aan joojiyo in aan adiga kaa fikiro balse taas waan ku fashilmay. Hadda waxaan u baahanahay jaceylkaaga. Waan kuu xiisay.”

Waan ku jeclahay- tani wa waxa ugu yar ee aan ku dhihi karo. Waxaan rajeyn in aan cabiri karo dareenka dhabta ah ee aan kuu hayo.

“Subax wanaagsan Jaceylkeyga, boqoradeyda/boqorkeyga, waxaan kugu jecelahay wax kastaa, qurux badaneey/ qurux badanow.”

Waxa ay dhaheen jaceyl lama arki karo, waa la dareemi karaaa oo keliya. Laakin dadkaasi weey qaldanaayeen, waxaan arkay Marar badan. Waxaan ka arkay Jaceylka dhabta ah Indhahaaga waana waxa ugu qurux badan ee aan arkay weligeey!

Waan ku jeclaaday, waan ku jeclahay, waana ku jeclaan doonaa weligeey.

Waxaa jiro labo xili oo aan rabo in aan adiga kula joogo, hadda iyo weligeed.

Ma jiro waxa aan hadda la barbar dhigi karo farxada aan waqti xaadirkaan dareemayo oo ah heysashada qof adigoo kale ah.

Hadii aad ahaan lahayd buug, waan ku akhrin lahaa oo ku akhrin lahaaa. Waaan ku jeclahay Qalbi.

Waxaan kuu ballan qaadayaa inaan kaa ilaalin doono xumaanta adduunka oo idil, Kaliya waxaad iga balanqaadeysaa inaad ila joogi doonto markasta. Waan ku jeclahay.

Hadaan ku so Waco Macnahu Ma'aha inaan iska kaa soo Wacaayee, Balse Qalbi Aad Yeelatay o

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
September 23, 2023 68 +1 +1.5%
October 24, 2022 67 -2 -2.9%
August 22, 2022 69 -2 -2.9%
June 09, 2022 71 -4 -5.4%
January 27, 2022 75 -1 -1.4%
December 20, 2021 76 +2 +2.8%

Charts

Member of

More Clubhouse users