Noloshu Waax badan bey ku bareysaa intad aad noshahay
Qalbigagu yuu Baran
Qiiro an Dhamaneyn
Quluubtada ka ogoow
Qaxarkiyo dhibatadaa
Qimahaagu yu jabiin
Qoof hadad jeclatana
Haaka yeelin qursiga
Sirta nolosha hoow qubiin
Qayb qayb waax ugu sheeg
Waxaan ku qalmeyn ha qadan
Abidka waliga qaab weeynow
Koor uu qaad waxa tahay
𝗞𝗶𝗯𝗿𝗮𝗻𝗶 𝗸𝗶𝗯𝗿𝗮𝗻𝗶 𝗗𝗵𝗮𝗹𝗮𝘆 𝗕𝗮𝗵𝗴𝗮𝗿𝗲𝗻𝗮“