Maxaas hiiraan Somalia on Clubhouse

Updated: Aug 21, 2023
Maxaas hiiraan Somalia Clubhouse
33 Followers
250 Following
@maxaas130 Username

Bio

Maxaas waa degmo qadiimi ah oo katirsan gobolka hiiraan waxa ay dhacdaa bariga gobolka hiiraan Waxaa dega Xawaadle. waxa ay caan kutahay dhaqashada xoolaha sida geela, lo,da iyo ariga, maxaas waa degmada ugu baaxada weyn gobolka hiiraan marka laga eego dhulka hoosyimaada waxa ay magaalada baladweyn u jirtaa160km, waxayna xuduud laleedahay degmooyinka kala ah; ceelbuur, Aadanyabaal, Buulaburte, Baladweyn iyo Guriceel. dhanka waxbarashada magaalada waxaa ku yaal labo school oo waaweyn waxaana lagu kala magacaabaa; Sheikh Ahmed School iyo MAHAS SCHOOL,dhanka diinta iyo barashadeeda degmadu caan bay ku tahay, waxaa ku yaallo masaajiddo looga aflaxay daraasaadka diinta. tuulooyinka waaweyn oo hoos yimaado waxaa ka mid eh moqokuri Goobo Teedaan Ganuuribad Juujuule iyo Suubo...🌹
🙏🩸🇸🇴Somalia🇸🇴❤🙏

🇸🇴🙏Mahas hiran Somalia🙏🇸🇴

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 21, 2023 33 +1 +3.2%
January 23, 2023 32 +5 +18.6%
September 28, 2022 27 +3 +12.5%
August 08, 2022 24 +1 +4.4%
July 02, 2022 23 +2 +9.6%
May 25, 2022 21 +2 +10.6%
April 17, 2022 19 +2 +11.8%
March 10, 2022 17 +1 +6.3%
January 12, 2022 16 +2 +14.3%
December 05, 2021 14 +3 +27.3%

Charts

Member of

More Clubhouse users