ZAAHID HAAJI on Clubhouse

Updated: Aug 28, 2023
ZAAHID HAAJI Clubhouse
415 Followers
1.1k Following
@maska32 Username

Bio

📍KISMAAYO
🇸🇴🇺🇲
puntlander🇸🇱

"𝙖𝙣𝙞𝙜𝙖𝙖 𝙢𝙪𝙡𝙡𝙖𝙭𝙤𝙤 𝙙𝙝𝙖𝙨𝙝𝙞𝙮𝙤 𝙢𝙤𝙤𝙜𝙤 𝙠𝙖𝙖 𝙗𝙞𝙭𝙞𝙣𝙚"
"𝙢𝙖𝙘𝙖𝙖𝙣 𝙝𝙤𝙤𝙮𝙖𝙙𝙖 𝙬𝙖𝙭𝙖𝙖 𝙡𝙖 𝙨𝙞𝙞𝙣 𝙨𝙞𝙙𝙞𝙜𝙩𝙖
𝙢𝙖𝙖𝙣𝙙𝙚𝙦𝙚"
↙️الامام الشافعي💯🦁
يخاطبني السفيه بكل قبح  
فأكره أن أكون له مجيبا  
يزيد سفاهة فأزيد حلمـا  
كعود زاده الإحراق طيبا

↙️شكوت إلى وكيع سوء حفظي
 فأرشدني إلى ترك المعاصي
وأخـبرني بأن العـلم نــور 
ونور الله لا يهـدى لعـاص
↘️
● Hami baa iga dhex guuxayo gubaya laabtayda
● Wax dayaxa guud saaran baan gaar isleeyahaye
● Cagta meelaan la gayn baan rabaa inaan u guuraaye
● in kastoon gadaal dhalad ku ahay dinida guudkeeda
● Raggii hore wuxuu gabaan garan inshallaye
● Guullena wuxuu ii yasiri geedigaan rabo 🤲🤲🤲😢
.رب هب لي علما لا ينبغي لأحد من بعدي إنك أنت الوهاب ..
↘️
AWMUUSE ISMAACIL:GABAY
DARBADAALEY
Eebbow dambaabaye maqfiro, adigu hay diidin,🤲😪
Eebbow cisyaankaan daldalay, derejo ii dhaafi,🤲😪
Eebbow waxaan hor u dulmiyey, ha igu daymaynnin,🤲😪
Dabka belelka naaraha Allow, derekadaa hoose🤲😪
Ebbow Ibliis ha igu darin, duulka lagu biirsho,🤲😪
Eebbow kuwii lagu derbiyey, hayga dacal yeelin,🤲😪
Ebbow dakano naguma gelin, nimankii deexeede,🤲😪
Eebbow nin weliyoo la diley, waad ka dirirtaaye,🤲😪
Eebbow ma duudsidid xaqa oo, Daayin baad tahaye,🤲😪
Eebbow rucbiga nagu dul furan, duul kale u meeri!🤲😪
لو كان فيهما ءالهة الا الله لفسدتا ↘️
"𝗜𝗹𝗮𝗮𝗵𝘆𝗮𝗱𝘂 𝗵𝗮𝗱𝗮𝘆 𝗱𝗵𝗼𝘄𝗿 𝘆𝗶𝗵𝗶𝗶𝗻 𝗹𝗮𝗺𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗾𝗻𝗮𝗮𝗱𝗲𝗻𝗲"✅
"𝗱𝗵𝗶𝗶𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗶𝗹𝗮𝗮𝗱 𝗶𝘆𝗼 𝗺𝗮𝗿𝗸𝗲𝘆 𝗱𝗵𝗶𝗶𝗹𝗼 𝗸𝗮𝗹𝗮 𝗴𝗮𝗮𝗱𝗵𝗼 "✅
"𝗱𝗵𝗮𝘄𝗮𝗮𝗾𝗼𝗼𝗱𝗮 𝗸𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝗮 𝗻𝗮𝗳𝗹𝘂𝗵𝘂 𝗱𝗵𝗶𝗺𝗮𝗻 𝗹𝗮𝗵𝗮𝗮𝘆𝗲𝗻𝗲"✅

↘️
"𝗚𝗲𝗲𝘀𝗶𝗴𝘂 𝗺𝗮𝗿𝗸𝘂𝘂 𝗴𝗮𝗿𝗮𝗯 𝗵𝗲𝗹𝘂𝘂 𝗴𝗼𝗼𝗹𝗸𝗮 𝗱𝗵𝗮𝗹𝗶𝘆𝗮𝘆𝗲"
𝘄𝗮𝗮 𝗴𝘂𝘂𝗹𝗱𝗮𝗿𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗶𝗶𝗹 𝗵𝗮𝗱𝗮𝗮𝗱 𝗴𝗮𝗰𝗮𝗹 𝘂 𝘄𝗲𝘆𝗱𝗮𝗮𝘆𝗲"

↘️
"𝗠𝘂𝗿𝘂𝗴𝗼 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗶𝗶𝗹 𝘄𝗮𝗮 𝗻𝗶𝗻 𝗿𝗮𝗴𝗮 𝗺𝗲𝗵𝗲𝗿𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗶𝘆𝗲"
"𝗜𝗻𝗸𝗮𝘀𝘁𝗼𝗼 𝗺𝗮𝘀𝗮𝗮𝗿𝘁𝗶𝘆𝗼 𝘄𝗮𝗿𝗺𝗮𝗵𝗮 𝗹𝗮𝗴𝘂𝘂 𝗺𝗮𝗹𝗲𝗲𝗴𝗮𝘆𝗼"
"𝗺𝗮 𝗰𝗮𝘁𝗮𝗮𝗯𝗼 𝗴𝗲𝗲𝘀𝗶𝗴𝘂 𝗲𝗲 𝘄𝗮𝗮 𝗺𝗶𝗰𝗶 𝗮𝗱𝗲𝘆𝗴𝗮𝗮𝘆𝗲"
↘️
"𝗡𝗶𝗻 𝗰𝗮𝗹𝗼𝗼𝗹 𝗴𝗮𝗹𝗸𝗮𝗮𝗴𝗶𝗶 𝗼𝗴𝗮𝗮 𝗵𝗮𝗮𝘁𝗮𝗻𝘀𝗲 𝗰𝗶𝗿𝗼𝗼𝗯𝗮𝘆"
"𝗼𝗼 𝘀𝗶𝗿 𝗶𝘆𝗼 𝗰𝗮𝗮𝗱 𝗸𝘂𝘂 𝘆𝗮𝗾𝗮𝗮𝗻 𝗹𝗮𝗴𝗮𝗺𝗮 𝗰𝗲𝗲𝗯𝗱𝗼𝗼𝗻𝗼"

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 28, 2023 415 +241 +138.6%
December 17, 2021 174 +122 +234.7%

Member of

More Clubhouse users