I̶B̶N̶U̶ H̶U̶S̶S̶I̶A̶N̶ on Clubhouse

Updated: Apr 26, 2024
I̶B̶N̶U̶ H̶U̶S̶S̶I̶A̶N̶ Clubhouse
1.1k Followers
1.5k Following
@marwaidiris Username

Bio

Marwa idiris Mohamed (Musayma) wll ilhy hku naxariisto😥
Malagu waa qoraal oo ma jiro, Ruuxu maldahayaaye Inkastoo midweyn iyo saqiir,Maydin gabigeenba. Mashaayiikh koleey tahay marwiyo,Miman maqawiira. Mid nawada sugaayiyo,Qabrigu, Marin jid weeyaane. Geeriduse markay ruux mulkidaad,Murug dareentaaye 😥😥 Marwa Idiris Mohamed (Musayma)😥😥
15/Oct/2022 (5650)
MumtAz MohiYadiN Mo0gE AbDi wllshay Poq0rto0yadi iLa dhalTay🥰🫀🧕💉🩸

🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩🟩
⬜️⬜️⬜️⬜️✰.⬜️⬜️⬜️⬜️
🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥🟥
𝕊ᴏᴍᴀʟɪʟᴀɴᴅᴇʀ💚🤍❤️
VIVA NUUXIYADA💛💚

𝐇𝐞𝐞𝐫 𝐒𝐚𝐫𝐞 𝐇𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐀𝐚𝐝 𝐑𝐚𝐛𝐭𝐨𝐝
𝐇𝐨𝐫𝐦𝐚𝐫 𝐃𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐬𝐨
𝐍𝐚𝐟𝐭𝐚 𝐖𝐚𝐥𝐚 𝐇𝐚𝐰𝐥𝐚𝐚 𝐅𝐮𝐝𝐚𝐲𝐝
𝐇𝐚𝐤𝐚 𝐋𝐚𝐠𝐮 𝐖𝐚𝐲𝐞𝐞𝐞𝐞
𝐇𝐚𝐥𝐠𝐚𝐧 𝐁𝐚𝐚 𝐥𝐚 𝐆𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚𝐚𝐚
𝐈𝐧 𝐁𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐇𝐞𝐞𝐠𝐚𝐧 𝐥𝐚 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐚𝐲𝐞
𝐖𝐱𝐧 𝐇𝐚𝐦𝐢𝐠𝐮 𝐃𝐨𝐨𝐧𝐚𝐲𝐨
𝐋𝐚𝐚𝐛𝐭𝐮 𝐇𝐞𝐞𝐞𝐛𝐢𝐧𝐚𝐲𝐬𝐨
𝐇𝐚𝐩𝐞𝐞𝐧 𝐐𝐮𝐝𝐡𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐀𝐚𝐝
𝐮 𝐃𝐡𝐢𝐱𝐢𝐧 𝐇𝐮𝐫𝐝𝐨 𝐔𝐧𝐚 𝐒𝐞𝐞𝐠𝐢𝐧
𝐇𝐚𝐰𝐥 𝐘𝐚𝐫𝐢 𝐋𝐚𝐠𝐮𝐮 𝐖𝐚𝐚
𝐖𝐗𝐲 𝐃𝐨𝐨𝐧𝐭𝐨 𝐇𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚𝐝𝐮
𝐇𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐇𝐚𝐰𝐝𝐚 𝐃𝐮𝐮𝐥𝐚𝐲𝐞𝐞𝐞
𝐒𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐇𝐞𝐞𝐡𝐚𝐛𝐚𝐲𝐚
𝐃𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚𝐥 𝐢𝐨 𝐇𝐚𝐝𝐢𝐢𝐢 𝐚𝐚𝐧𝐮 𝐇𝐮𝐫𝐢𝐧
𝐒𝐨𝐜𝐨𝐝 𝐇𝐚𝐚𝐲𝐚𝐚𝐧 𝐃𝐡𝐞𝐞𝐫 𝐥𝐞𝐡
𝐇𝐢𝐛𝐨 𝐓𝐮𝐮𝐮𝐥𝐚𝐧 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐢𝐲𝐨𝐌𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐨
𝐗𝐨𝐨𝐥𝐨 𝐋𝐚𝐠𝐮 𝐇𝐨𝐲𝐝𝐚𝐲
From May sister Lana🥀🥰

Hadii Aadan U Dagaalami Karin Waxa Aad Doonaysid, Ha ubarooran Wixii Aad Dayacdo.😏

Gabadh adoo jecel kaa tagtay iyo xanjo macaanku ka dhamaaday midna dip Loguma noqdo😏😏

🥰Inaad ijeclaata waa wax iska caadiya😇, balse inaan ku jeclaadaa waa nasiib aad hablaha kale dheertay🤪🩸

Dadka xorta ahi xaqay la saftaan dadka lahystayaashuna hadpa kii xoog leh🎖


Inta aanad cadaw iga dhigan ibarro horta cida aan ahay🤨

Iskaabulda taagani cilmi baadhis ayay wadaan😅😅😅😅

Hadaad ku wareerto kala doorashada aniga iyo qof kale, Fadlan aniga hay dooran👁️👁️


Dadka daacadaa maxaa mar kasta loo dhaawaca?🥲


@ztevano
@candarella
@apdilahi-azkar inadernimo🩸💉q

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 26, 2024 1,193 +3 +0.3%
March 17, 2024 1,190 -1 -0.1%
February 24, 2024 1,191 -10 -0.9%
February 07, 2024 1,201 +1 +0.1%
January 21, 2024 1,200 +2 +0.2%
January 04, 2024 1,198 +1 +0.1%
December 19, 2023 1,197 +1 +0.1%
December 04, 2023 1,196 +3 +0.3%
November 20, 2023 1,193 +2 +0.2%
October 30, 2023 1,191 +1 +0.1%

Charts

Member of

More Clubhouse users