Kadeed Laqe on Clubhouse

Updated: Jan 11, 2024
Kadeed Laqe Clubhouse
169 Followers
158 Following
@mamargade Username

Bio

Xayati xaskeyga❤🥰🔐


Mudulood ilaah baa kadhigay maal qabeenada marti baana loo wada yohoo waa milkiilihiye hadeey meel uwada jeesadan lama muquunshene waa ineey midooban hadeey kala maqnaayen 💪💪💪💪💪



Ca,da gabayga ceynkiyo murtida curinta suuganta
Nin kucaana baan ahay hadii leey colaadiyo,e caruuraha markery caaytamaan waan caburiyaaye caqli nimaan leheen beey latahay inaan cabsoodahe cagta dhiga hadii kale waloo lesku caan bixi


Habar yarteey indho adag🌷🌼🌻🌸💐🏵🌹🥀🌺🌳🌲🍀☘🌱⚘🍁🌾🍂🍃



(Indha adageey dabuubtada gabay waan daldalayaahe dabiib iyo haduu daawa yahay waa laguu dariye asagoo daruur curatay iyo dirirki doobaada inaan kugu dul hoorshaan rabaa ood ku darartaahe hadeg degin daruustada gabay waa diyaar weliye ) (((((UGAAR AH INDHA ADAG)))))



Suniya qurxoon iyo markaan eegay saabkeda sararaha kuyaal waa wixii siray nafteydiye sambabada kor kooda sadriga saabka iyo luulka waatan sacabada aan saartay labada seytune inkastoo samaan mooye belo isaameynin leeyguna sagootiye salaan sacabna iiraacay alahayoow marbaa lagu sigtaye sumayo heey geynin



Dadku yuu ku eeden
Ha dhexgelin umuuraha
Isha xiro afkana dhowr
Arag maqal warkana ood


Anuu,eey abaayooy hadaan erey yar kuu sheego afareey hadaan kuu tirsho ararna kuu raacsho soow inaan abwaan ahay markaa adigu qiri meeysid



Filan waa waxbaa kugu naqfiyo yaabya farataage fadeexadu marbeey kugu dhacdaa foolxumiyo ceebe waalugu fidnooba waxaan fiirsi loo dhihine inta aad fogtahay baa fidnada laga fogaadaye fagaaraha hadii eey tagtoo firito baarudu fikirkaga mooye wax kale kuma filnaadane hadaad famil weeydisatana weey fashilantaye fikirkaga keen yaan ninkale firimbi kuu heyne

------------------------

Siinleyda maansada hadaan seyniska ubaaro hadii aan sameeyo su,aal saaka idin hebsho saaxib ninkii kula ahood sama kadooneyso sirahaaga qaaska ninkaad adigu siineyso asna sariqda kuu dhigahayo xariga kuu soohi saaxiib miyuu noqon karaa hadalku waa saase
Nin hadaad samantii nacdiyo saaxib nimadisa safaarada ayaa laga rartaa saan isleyahaye sirti aad u heysiyo tixduu subixi kuu sheegay sedexeeye inaad siiso ood setada ugooyso samaan maad umooda sidaan waa su,aal furane????(ujeedo)

---------------------------------

Member of

More Clubhouse users