Reer jir iyo nafti la faqe indha indheeyo arrimaha bulshada. 
Buug aad aqriso waxaad ka baran kartaa fekar & waayo-aragnimo qof kale. 
Halka aad faker iyo waayo aragnimo qof kale halbeeg uga dhigi laheyd sahanka iyo geedigaada nolosha. Waa in maanka geliso in aad adiguba tahay buug nool.
” Haddii aad garaneyn qofka aad tahay, waxa aad leedahay, waxaad ku xukuman tahay in aad noqoto qof aad aheyn, dushana ku qaado wax aad laheyn.”
" Dadka iyo Waayahu waa dugsi  ujeedo badan ee Maanka la kaasho."
-Saied Fidow