E͟m͟m͟a͟ 𖣔 on Clubhouse

Updated: Mar 21, 2024
E͟m͟m͟a͟ 𖣔 Clubhouse
1.3k Followers
942 Following
@lucaz4l Username

Bio

♥️🤍💚꧂.



꧁𝗚𝟯𝟲🦁

Kaliged nolal lucaztyda💋🧸

markii Aad igu tiri qaali😍waxey ila noqotey inay dunida oo idili Ay istaagtey daqiqado⏱🫀sida in uu qalbigu uu booskiisa kasoo dhaqaaqey Neefsigana Aan joojiyey 🫀❤️💯Aadimaga oo dhani waxa uu u noolyahay Inuu wax jeclaado ama la jeclaado isaga Anigana nasiibku adiguu ikaa siiyey si aan kuula qaato nolol qurux badan🍯❤️😍wadanaha adigaa u furay albaada farxadda iyo dholacadeynta Marka aan ku arko waxan si qota dheer u dareemaa In inadhahaaga quruxda badan ay aniga i raadinayaan 😍💋🤍 Waxa ayna dheguhu joojiyaan inay maqlaan dhawaq kasta Maskaxduna waxay bilowdaa inay ka fekerto🧠🗣🍯 hadalada macaan ee kaa imaan doona❤️🍯🌹Uma baahni kumanan sababood Si aan u dareemo in aan kugu weynahah💯❤️🤍waxa dhan Ee aan rabo Waan in aan dunida kugula Nolaadaa jaceyl🍯❤️Waxaa tahay iftinkii nolasheyda✔️🔐💯Waxaan jaclaan lahaa in aan noqdo💯 wax kastoo kaa dhoollacadeysiiya😀😍Isla markaana kaa Farxiya😄❤️💯Waxaan doonayaa in aan Kuu jaclaado❤️💋💯Si aanan waligii qof bin aadam Loo jaclaan❤️😀💯Waxaan jaceyl qadaaa❤️?? Mar kastoo aan ku Arkoh👩‍❤️‍👨💞Jaceylka aan ku qabo waligii ?? Ma dhamaan doono❤️💯Waan ku jeclahay wax kastoo Aad tahy❤️💯Dunida ma yaalo miisan cabiri kara🌎⚖️Jaceylka aan Kuu qabo👩‍❤️‍💋‍👨❤️💯Wuxuu ka qotto dheeryahay Bada🌊💯Subax kasta waxa ay nolasha Isiisaa🌅🍯Sababa cusub oo Aan kugu jaclaado👩‍❤️‍💋‍👨🤍🍯Isla markaaneh kaaga mahad celiyo💯☝🏼Waxaad i siisay!!! waxaa tahy qofka haayo furayaasha Qalbigeyga🗝❤️Haddii ay jiraan wax yabo aan Ka cabsanyo🥺In aan ifka ku waayo ! Waa Adiga💯☝🏼Mana awoodo in aan ku waayo😰Mar kastoo aan wax rajeeyo !! Waxaan rajeeyaa in aan waligeen wada jir ahaano👩‍❤️‍💋‍👨💯Waan ogahy in taasi run Noqon doonto💯🤍🍯Sababtoo ah mar hore ayaad ku noleed qalpigeyga💯Haddii aan ahaan lahaa ilamadaada🥺👀Waxaan ku dhici lahaay bishimahaaga💋Balse haddi aad adiga ahaan laheed ?? ilmada indhaheyga😥👀Waligey ma oyn laheenz🥺❤️💯Maadaama aan ka cabsanayo In aan ku waayo🥺🤍

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 21, 2024 1,336 +10 +0.8%
March 04, 2024 1,326 +16 +1.3%
February 11, 2024 1,310 +10 +0.8%

More Clubhouse users