Ninka kugu xisaabtama
Halka lagu xabaalayo
Ha ka noqon xafaarkii
Jegnayaal xafaajiya 
Ugu qodayey xawliga.
Midhna waa xasuusine
Haddaad xoolo doon tahay,
Xaashiyaha bidaarta li'
Xidhe yaanay kuu noqon.    
Please  ķàbàx profile kayga 
Waxba kama helaysidee 😡
Maxaa ku keenaya ba waa qalad 🇦🇷