DAD QOFKII WAX KUGU TARAY DAACAD KUUGU HAGARBAXAY KAAGA DOONAY MEEL ADAG WAXU GALAY WAX DOORSADA SI KA DIIRAN UGU CELI HADDUU DIIDA WAAYUHU NOQO RUUX KU DEYN BAXA DIBNIHI IYO AFKIISOO DUCO UGU ABAAL GUD.