Shapeel Ciideed on Clubhouse

Updated: Apr 29, 2024
Shapeel Ciideed Clubhouse
1.6k Followers
1.8k Following
@leelkasawi Username

Bio

Waxa jira mashruuc aan la gelin lagana maansoonne
Diboorsama ninkii mawqifkaa gala'e
Ma macaasho kii ceeb hablaha ugu miciinaaye

Majeerteen kukuma madoobayne
Maanshaa-Allee dumarku waa ma-hurtadeenniiye
Waa midho inoo wada dhexoon cidi ka maarmeyne

Midda aad qabtiyo hooyadaa laga mataalaaye
Maxaa cayda mooskaaga taal magane kuu geeyey
macdantii xishoodkiyo maxaa sharafti kaa maydhay. 🐉🐉🐉
Mid kaloo ka sii daran maxaad miinka uga qaadday
Wanka macasha weynliyo maxaad fuud u magawday
Madaxa iyo calooshiyo maxaa maydhaqyada keenay

Marongiga maxaa kugu xaqsaday inad ka maahmaahdo
Mulac iyo mas dabin kuu galoo magac kalluumeed leh
Idinkuba Malaygii qudhmaad madhax ku sheegtaane

Waase lagama maarmaan cuntadu maalin iyo leyle
Masalooyinkaagii maxaa dheri

#Salaama asxbtayda sharafta leh 29 ugaasyada soomali Weyn🌷🌷❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️Baledweyn



Libaaxa mudug Waxaan ahay nin geeyana dhacsada dhoona weerara waxaan ahay nin dhiif iyo colaad dhiig ku uurgalayoo dhanbasaad nin lagu gaadikaro waan kadheerahay 🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾🦾💣💣💣💣💣💣💣💣💣💣.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 29, 2024 1,657 +3 +0.2%
March 18, 2024 1,654 -1 -0.1%
February 25, 2024 1,655 +2 +0.2%
February 08, 2024 1,653 +1 +0.1%
January 22, 2024 1,652 +1 +0.1%
December 20, 2023 1,651 +2 +0.2%
November 21, 2023 1,649 -1 -0.1%
October 13, 2023 1,650 -50 -3.0%
January 04, 2022 1,700 +100 +6.3%
November 03, 2021 1,600 +100 +6.7%

Charts

More Clubhouse users