Ex’zeyga Xaaji on Clubhouse

Updated: Mar 28, 2024
Ex’zeyga Xaaji Clubhouse
1.9k Followers
1.8k Following
@lalmiyexaji Username

Bio

Madooneysa inan kuxushmeyo xushmee hooyadeey intaas waxa kaso hara saad doonto iila kaftan ani ahan si walboon ku ixtiraamo ka ilaali afkada inad hooyadeey kucayso sharaf leedihiin inta wanaaga inaga dhaxeeyo 🙏 SIHAAM CATUUTI 🙏 Waa walaasheey 🥰
Wacaneey wanaagsaneey
Wehelkii nafteydiyo
Waax kamid ah jirkeygiyo
Wadnaheygibaa tahay 🥲🥲🥲❤️🥰 waxaa tahay ahoow ama fikirkaad rabto aaminsanoow waxaa iga badan inaad tahay 🇸🇴 🙏

Joogaaga dheer iyo
Xubnahaadan jalaqsani
Jalleecada kalgacalka leh
Jaahaaga quruxda leh
Timahaagan jiifee
Miskahaaga joogiyo
Dhexdaan taako lagu jaray
Jirkaagan xariirta ah
Jaadsamida codkaagiyo
Qosolkaagan jilicsani
Jaanqaadka socodkiyo
Jiijiidka laafyaha
Kama jeesan karaayoo
Waankugu jidboodee
Wax ijiidanaayoo
Qalbigayga jiraa
Kugu jiro jamaal badan
Jowharad miyaa tahay
Mise jawhar luulkiyo
Dheeman dahab lasoo jaray
Jeenigaaga ii dhiib
Jannadii aduunkiyo
Beeraha jacaylka ah
Farxad igula soo joog
Markeey ku arkan indhuhu
Eegmada kaama weeciyoo
Afkuna erayada kalgacalka leh
Waxaan ahayn kuma ortee
Oraahdaadeey dhaguhu
Uxiisaan had iyo jeer
Intaad iga maqantuhuu
Qalbigu I ilmeynayaa
Oonka iga bixi lahaa
Hadaan kula aqal geli lahaa
Hadaad ubad iidhashana
Nimcaan ku ildoogsan lahaa
Aduun Waa ayaan quroo
Eebbaa loo laabaniye
Allow yaad aakhirana
U noqotaa xuralceyn 😘🥰❤️🙏

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 28, 2024 1,982 -2 -0.2%
March 11, 2024 1,984 +2 +0.2%
January 31, 2024 1,982 +1 +0.1%
January 14, 2024 1,981 -1 -0.1%
December 29, 2023 1,982 +1 +0.1%
December 13, 2023 1,981 -2 -0.2%

Charts

Member of

More Clubhouse users