DhaanWade Kp on Clubhouse

Updated: Apr 23, 2024
DhaanWade Kp Clubhouse
1k Followers
464 Following
@laas.geel Username

Bio

(Wa duni dadkan ciiley ila doodayaane “)

Jamhuriyada somaliland


*aduunyoy Maxad gesiyal duubtey ^_?


- *{doqona darajo siisey )



*Hablaha cadeyn kara hadad yara heshisane
^Hubka dumarka miyu leyehan hoy la sexday
_Ma hugaan ka dhigey aan aros shin ila hasawey
+Ma haweyneydan qabaa hooga laga yaabye .
*Huluq dherideyda iyo sidu ku arkey hoosteyda #
*Hadal ilen lafa lagama guree horeba lo sheegye _



Afarba hadlaaye reerihi rogmad baan badey


Burhan iyo gabay bul bulow beryahan beerka kuma heyne
Watan ka baalidey sidii beeyo roob heleye
Xalayba habeenko badhtagey baan la ii tumaye
Aan baayamiyo wa tan tixaha buuni ku hayaaye
Balayada aduun weli ma iman bohoradeediye
Buurey ku joogta intey reero baa bine
Hadba qoladii aduun heysata lo durban tumaye





👑

Dawraarta mansada runta ku del delaaye
Kol hadii dawaarka is roga iyo diiradu I boodo
Oo uu dawga saaniga qabsado wanan deyn kareyne
Kolkaasey dawaali u dhuftaan duul u qeybsaniye
Dal dhameeye waan tirin jire dadka an u sheego
Dilka xun sidan ugu dhex dhigey reeihi dhinaceyga
Daan daansigii reerkayaga iyo sidan dunida u dhaafshey
Duhur gaaban watan ku dhigey dagaladeydii
Aniguba wanaag uga ba baaqine wey dacwooden



Sidii neef libaax ku habsadoo miciyo ku heyl heyley
Gortaan hab kuso yidhi hanbaba kaga tagi waaye
Hawda berberiyo tukuhu marku meydkoda helayey
Wa malintey iiga haayiren hanadkey dhaleen





*Dabku xaamud daariyo
^Heyle doorankiisiyo
*digan ban ku dhaabtey




👑Heyle waanu caabiyi karnaa ceeb ma laga qaadey













*malintey xabadu baw tidha beshanu naha baaqa looso dira

*burji adag iyo waxanu nahey maydhale nimanka mulkiyaye

*hadaanu gaalka cadi ii kin cadibin caweys halaha ma malen


(Aw maxamed kulli)


*ninka qaliye jooga ka qoteysta hadhuudhkiyo

*ninka geeri qodaayiyo ka qasaalaya geela

*suldaanow bal qiyaaso wax ma qeybsan karan


(Cisman haayirey)















Silent man ☹️




_@From hargaiza^

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
April 23, 2024 1,089 +5 +0.5%
March 16, 2024 1,084 +3 +0.3%
February 23, 2024 1,081 +3 +0.3%
February 05, 2024 1,078 +3 +0.3%
January 19, 2024 1,075 +4 +0.4%
January 03, 2024 1,071 -3 -0.3%
December 18, 2023 1,074 +4 +0.4%
December 03, 2023 1,070 +8 +0.8%
November 18, 2023 1,062 +2 +0.2%
November 08, 2023 1,060 -2 -0.2%

Charts

More Clubhouse users