Legend Mc• on Clubhouse

Updated: Oct 10, 2023
Legend Mc• Clubhouse
159 Followers
86 Following
@kusoco Username

Bio

Somaliland 🟩 🟥
2406


Nin qabyaalad rasaystayna
Ciil uun buu la raftaa

👑👑👑👑👑👑👑

MC
SY
WC



Dulqaadka raganimad
___________________________________
• Rag sabaan ka sabaan baan
• Samaantuun badiyaa
• Haduu saakimi waayo
• Sariir baan u dhigaa
• Iska seexo idhaa
• Haduu saakimi waayana
• Caanihii hasha Suub baan
• Saddex goor u lisaa
• Ku sarriigo idhaa
• Haduu saakimi waayo
• Sumalkii rugta joogay iyo
• Sogobkaan u qalaa
• Haduu saakimi waayo
• Siirigii Cadmeed baan
• Subaggawga badshaa
• Haduu saakimi waayo
• Gabadh suurad wanaagsan baan
• Surrada ugu dhisaa
• Haduu saakimi waayo
• Xoolo gooni u soofiyo
• Sadadaan ku ladhaa
• Haduu saakimi waayo
• Seeddow, mood iyo mood iyo
• Salaantaan badiyaa
• Haduu saakimi waayo
• Salaadaan lallabaa yoo
• Meydal seedo madow iyo
• Salligaan cuskadaa yoo
• Sulub eebo ku joogtaan
• Sarartaa ku dhuftaa
• Sambabkaan ka baxshaa
• Markaasuu sellimaa
abwaan-faarax nuur




Axmaqnimo wakhtiga kaga tagay
Oohin kugu reeb

Member of

More Clubhouse users