Janooy wehelkaygiiyeey
Jawiga farxadee naftaay
Yartaan dunidaba jantaay
Xubnahan igu wada jiraay
Wuxuu jacaylku iga ba'aa
Markaad ila joogto oo
Joog dheer jiidhkaygaygiiyeey
Rajada jaarbaad u tahay
Jacaylka
Riyada joogtaad ku tahay
Naftaad ku jixaasantahay
Wadnaha jeexiisiiyeey
Jacaylkana adaa iska leh.
Invited by: M̶A̶A̶N̶O̶🫡 𓆙
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| October 19, 2023 | 963 | -37 | -3.7% |
| October 12, 2021 | 1,000 | +27 | +2.8% |
| September 05, 2021 | 973 | +314 | +47.7% |