SULTAN XIRSI AMAAN on Clubhouse

Updated: Mar 26, 2024
SULTAN XIRSI AMAAN Clubhouse
2.8k Followers
612 Following
@king_of_ch Username

Bio

👑Suldaanka Club House👑
"Sidii aar intuu reer u dhacay, raarti celin wayday,
Wiilkaan habeenkaa rarto, ruugagaa maqane,
Isagoo rabaayad ah ayaan raray ka yeelaaye"
Boqor Xirsi Amaan


Kaftanka iyo doodaha, kilkilawga fiidkii,
Ama meygagaa kulul, inta aan ka maqanahay,
Sidii koron sagaal jir ah, kurtimadu ha doobyeen,
Kunciil ha isku sheegeen, kol hadaanse soo galo,
Xaruntaa club house, iney kabaha tuuraan, 
Oo kaymaha u yaacaan, luuqyada ku daalaan,
Horey kaafka ugu tiil. 

Nin haduu run sheegaayo, oo beenta laga reebay,
Ama uu raadadkii hore hayo iyo rugaha taariikhda,
Mar hadaan ruqaansado ma jiro, ruux ila xoog ihiye,
Beentay rikoodhada gasheen, malaha raandhiise,
Mar hadaan hulaabta iska rogo, meyga laga roorye,
Sidii aar intuu reer u dhacay, raarti celin wayday,
Wiilkaan habeenkaa rarto, ruugagaa maqane,
Isagoo rabaayad ah ayaan raray ka yeelaaye,
Raga qaar club house ba nece, goortaan raamsadaye,
Qaar kale rafaadkaan badey, igu riyoodaane,
Rimay naaxday iyo goolol baan raarta ka arkaaye,
Hadan layga ridin waa kolkaan roorsan jiray qaare. 
Rax raxleynta waad naga yareyn raacan dabadiiye,

Club house kan lagu hoogay ee beenta lagu huurshay,
Hoobalada kuwaa sheegta ee muranka heenseeya,
Iyo kii hantaatici yaqaan baan handadayaaye,
Inaan hoogay kaga keeno iyo hoheey maxaa i waalay,
Oo hooyadii baafin oo haayaduhu raadin,
Oo aan tolkii dib u helayn, waa mid aan hubo.

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 09, 2024 2,856 +1 +0.1%
January 29, 2024 2,855 -3 -0.2%
January 12, 2024 2,858 +2 +0.1%
December 27, 2023 2,856 +1 +0.1%
December 12, 2023 2,855 -1 -0.1%
November 27, 2023 2,856 +1 +0.1%
November 13, 2023 2,855 -45 -1.6%
May 24, 2022 2,900 -100 -3.4%
January 28, 2022 3,000 +100 +3.5%
January 21, 2022 2,900 +100 +3.6%

Charts

Member of

More Clubhouse users