HAMI IYO JACAYL HAWL IYO DARTAA U AADAY HAWD HOORTEE MURTIDU YAANAY KAA MARIN HAREER RUUX KUU HAN WAYN KUU HEELAN ADI OOD U TAHAY HOGAAN HEELO I HOR TIMAAD OO AAD HADAL MACAAN HEEDHE IGU TIDHAAH DAWO I NAANAN HELIN MIYAANAAD HORE U MAQAL