Nolosha sideedaba waa noocya, badantahay malinba marxalad ayad ku nooshahay ama ha xumato ama ha wanagsanato muhiimadu waa in aad nolosha ka ledahay ujeedo wax ku ool ah hami, himilo, iyo hiiigsi .waxas waxa ay raban in aad ka dhabeyso oo adan ka niyad jabin waxa aqabad kugu noqda kaliya ka fikirtid sideed urumeyn karta riyadada.