Karto on Clubhouse

Updated: Aug 22, 2023
Karto Clubhouse
218 Followers
7 Following
Mar 20, 2021 Registered
@karto5 Username

Bio

Joker🔥🔥🔥
Unstoppable de karto 👿👿🐯🐅
Qorshe wase🔥


When a girl gets pregnant, all her friends touch her stomach and say "congrats" but non of them come and touch the men's pen+s and say " well done".
Moral: hardwork is never appreciated. Only the results matter.


Marku cunug 2 ilkod bis leh naaska ibtiisa Kaa qaniino waad dhar baxeysa lkn marku nin weyn oo 32 ilkoood leh kaa qaniino laabtad sii galineysa oo leedahy ku wad macaane " Allah is watching u yarey ciyaal suuqnimada iska dhaaf😂😂😂



Liis iyo sug waa walaalo, sida ley sheegay🤣


Dhiladu Qof xun mahan waa tan mar walipa naga farxiso hda nhy ciyalka xaafada🤣🤣


Ayadoo 11 Nin wado ayey ku leedahay ☝️Nin ban Boqoradisa ahay 😇
My sister Maad Na dhahdid🙃 Team Baan
Coach U ahay 🤣🤣🤣✌️


Waalidiinta African Ka ah waa Kuwa kaliye intay Ku dilaan kidibna Ku waydinaya waxa aad la oyneyso🤣🤣

Ma ogtahay inaad gashay sawirki tacsidaada loo isticmaali laha🤔



Hadaad moodeyso in nolosha kugu adagtahay bal kawaran ninka wali bixinaya lacagti daynta aheyd ee uu so amahday marki arooskisa, xaaskina ay Kala tageen😭🤣

My Ex told me I'll never find another girl like her, Duhh That's the point🤣🤣 ado kle inteen geynaa🤣🤣🤣


Kuwa musaaricada ciyaara waxay u tartamayaan suun surwaalkiina mawatan🤣🤣

Africa habeen kasta Hadi gurigaaga tuug usoo dhaco dariskaaga ogaan maayan,
Lkn Hadii hal habeen gabar latimaadana dariska oo dhan Ayaa wada ogaanayo 🤣🤣🤣

If you are ugly you're ugly stop talking about inner beauty. Man do not walk around with X-rays to see your inner beauty🤣🤣🤣

Believe me I love you And I wouldn't ever leave you alone🥲.... Maybe That sentence!
Was made in chine🤣🤣🤣🤣

Raga qaar waa funny waxay shukan sanayan gabar Ayago dhahaya macanto waxaad tahay iftiinka qoraxda ee nolosheyda waxaad tahay roobka Kuda'a qalbigeyga
My brother ma waxa aqrineysa war bixin Ku saabsan sadaasha hawada🤣🤣🤣

Xalay anigoo gabar lasheekeysanaayo baan mar uqoray "maad kala heysaa " anigoo ujeedkeyga ahaa inaan uqoro "maad kallaheysaa Berri subax" gabartii anoo fariin kasugaayo bee block isaartay 😢😢😢

Dahabka ilaa kastuumada ay wadato ninbaa u gaday
Isla ayada isku filan baa ley dhaha ma anaa nin ubahan!! anaga yaab aragnay🤣

Waliga Gapar miskina qalpiga Haka jabin Oo Naag kale Haka raacin
Nin Raga Iska dhig Oo Labadaba isku wad😂


Geesinimadu waa qiimaha kaliya ee lagu iibsan karoh nabada 🔥


I'm bad boy looking for a bad girl
Sheekha clubhouse
Real name ibrah

Invited by: H͠a͠n͠t͠i͠w͠a͠d͠a͠a͠g͠ M͠

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 22, 2023 218 -9 -4.0%
October 29, 2022 227 -3 -1.4%
August 25, 2022 230 -2 -0.9%
July 19, 2022 232 -6 -2.6%
June 12, 2022 238 -9 -3.7%
May 05, 2022 247 +3 +1.3%
March 28, 2022 244 +2 +0.9%
January 29, 2022 242 -4 -1.7%
December 23, 2021 246 +2 +0.9%
November 14, 2021 244 +10 +4.3%

Charts

Member of

More Clubhouse users