K̶i̶k̶i̶ ريناد on Clubhouse

Updated: Mar 25, 2024
K̶i̶k̶i̶ ريناد Clubhouse
1k Followers
27 Following
@kamaheloniicda Username

Bio

اللهم صل وسلم وبارك على وسيدنا ونبينا وحبيبنا وشفيعنا وقدوتنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين وسلم تسليما كثير
—————————————


Garashadu waa dahab
Gobanimadu waa qani
Waa guul Afgarashadu
Garaadkiyo Aqoontana
Qofba gooni loosii
—————————



✨Dhirtu kala udgoon badan
✨Ubax kala dhalaal badan
✨Dumar kala dulqaad badan
✨Ragna kala garaad badan😊

—————————/——————-

Dhiso nolol la raadiyo
Qayrkaa ka dheeree
Dhexda xidho itaalkaa
Guushaada dhaantee,

Kuwa dabinka kuu dhiga
Ama dheefta kula neceb
Inaad dhaafto mooyee
Hoos hawga soo dhicin,

Talo kuu dhammeeyee
Xayaatada ha dheelliyin
Oo dhawrsanaan iyo
Sharaf iyo ku dhimo magac.
——————————————


🔳🟩🟩🟩🟩🟩🟩
🔳⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️⬜️
🔳🟥🟥🟥🟥🟥🟥
🔳
🔳
🔳
🔳
🔳🔳🔳🔳
🔳🔳🔳🔳🔳🔳
🔳🔳. 🔳🔳
🔳🔳. 🔳🔳
🔳🔳🔳◽️◽️◽️◽️◽️◽️🔳🔳🔳
🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳🔳

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 25, 2024 1,056 -1 -0.1%
December 27, 2023 1,057 -2 -0.2%
November 13, 2023 1,059 +1 +0.1%
September 15, 2023 1,058 -1 -0.1%
September 08, 2023 1,059 +445 +72.5%

Charts

Member of

More Clubhouse users