happy ali on Clubhouse

Updated: Mar 29, 2024
happy ali Clubhouse
1k Followers
1.2k Following
Mar 12, 2021 Registered
@kalsoon12 Username

Bio

🐎🐎🌍

hooyo nuurki argaaay🌎💉

SSC❤️


wakhtiyadii adkaa waxaan ahaa qof adag waxaan ahay curad aaan ciil lagu korin waxaaan ahay geesiyad boqor la dhashay ❤️qof inana isku xuman ama aan xum la kulmo uma imaaan halakan walal ✋🏻kaliye inana wakhti isla qadano qofkaa is fahmibweyno aaan kala aaamusno🥰









Bff
lamaya mahmuud ❤️
shuushuu❤️
kawsar said❤️
kawsar Abdirahman❤️




Adoo caga qaba hadaad cabaynso
Curyaan waxa jira nolosha ku cadiban 🧏‍♂️






















hooyo waaa Geeed hadha weyn oo lagu hirto❤️




Love is a false dream but I am sure sometimes it will succeed!!!!












Alloow xilo hayga dhigin
Nin aan i xurmaynahayn
Mid aan i xaq dhawrahayn
Qof aan i xushmaynahayn
Xaqaygana aan gudayn

Alloow xilo hayga dhigin
Mid aan igu xeerinayn
Intaan u xantoobshay samo
Qudh aan mar xasuusanayn
Intaan xaalado u maray

Ma xulan karayee Alloow
Nolosha igu xeer qof aan
Hankaan leeyahay xannibin
Waxaan damco aan xayirin
Naftaydana aan xidhxidhin

Xasuusaa jira qormee
Waxaan xad u doonayaa
Mid aan xilliyadu beddalin
Kal aan iga xiiso dhicin
Xis aan kaligay hantiyo.






Man city💧🦋



laboratory👩‍⚕️📝💧

Invited by: Said 26

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 29, 2024 1,019 +1 +0.1%
January 31, 2024 1,018 -1 -0.1%
January 15, 2024 1,019 +1 +0.1%
December 29, 2023 1,018 +2 +0.2%
December 14, 2023 1,016 +1 +0.1%
November 29, 2023 1,015 -1 -0.1%
November 15, 2023 1,016 +1 +0.1%
October 27, 2023 1,015 +15 +1.5%
October 09, 2022 1,000 -100 -9.1%
September 22, 2021 1,100 -41 -3.6%

Charts

Member of

More Clubhouse users