Ahmed Nageeye on Clubhouse

Updated: Aug 10, 2023
Ahmed Nageeye Clubhouse
243 Followers
506 Following
@kaaramardha Username

Bio

Full name *: Ahmeth jama mohameth*

Nickname: ~Nageeye/kaaramardha~

Hal abuur maansaawi,akhriste,dhagayste,
Jecel curinta sugaanta iyo tixraaca sugaanta somaliyeed dalxiiska, daawashada dhulka iyo dhicista iyo soo bixista cadceeda ahna akhriste🎥🎧📷🎻📚


A_amuska, ixtiraamka, adeecista, waa astaantayda😷_ 💌

From: burco gobalka raga❣️🔥

*Goosgooska maansooyinkayga* ✍️

Labadii is cugatee
Calmashada gayaanimo
Isu caam ahaate
Cawo iyo ayaankood
Intay cuud garaacdaan
Cidlada iska weheshada.


Waayo wada jirkeeni
Wakhtiyada walaaciyo
Soo Maray wanaagaba
Wed waxaan ka dhawrnoba
Saddex sano ku waabari.


Intaan kala dheernahee
Dhaayuhu qabanayn macan
Dharaartaad faraxsan tahay
Dhibay igu tahay aniga
Macaan igu tahay aniga


Qalbi kuu nuglaado
Nafoobay awgaa
Naxli inaad ku beertiyo
Miyaad nabar u quudha



Qalad aniga oon galin
Qirashada xal doonka ah
Qayrsan weyday adiguye
Qiiradu xal sow maaha


Nafyahay weedhayda dhuux
Weelay erayada niskood
Inay nabar kaa jaraan
Nasiimona kugu hiraan



Naas naasiyey OO hiloobay
Kolkaad nasiyey dhaqaaqday😰



Niyada boholyowgu qaaday
Xisku naafeyey oonku
Nalkii shidayaad ahydo
Ku nool nudahayga ee
Adaa nasabey idaayey😒


Ma anaan nasiibkiyo
Ila dhalan ayaankuba!

Ma anaa ilmada iyo
Oohin lay abuuro
Arxankiyo tudhaalaha
Kala ayni baan nahay!




Nasiib uma lihi jacylka

Naruuro markaan astaystey
Nuglaansho markaan irdheeyet
Nalkii farxadee siraadmay
Naxuuso asqeeyey iyo
Nacfiyo baaja ihelay



Intuu qadaf yaal dhexdeena
Noloshu qurux yeelan mayso😰


Raali ahow waa daale🤕

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
August 10, 2023 243 -25 -9.4%
October 04, 2022 268 -9 -3.3%
August 12, 2022 277 -11 -3.9%
July 06, 2022 288 -2 -0.7%
May 30, 2022 290 -19 -6.2%
April 22, 2022 309 -24 -7.3%
March 15, 2022 333 +80 +31.7%
January 16, 2022 253 +188 +289.3%
December 10, 2021 65 +44 +209.6%

Charts

Member of

More Clubhouse users