̶G̶o̶l̶d̶e̶n̶ . on Clubhouse

Updated: Jan 20, 2024
̶G̶o̶l̶d̶e̶n̶ . Clubhouse
545 Followers
547 Following
@jukeeye Username

Bio

♥️ inaan iskaa heysto ey iga heeysa💘
Allah Ha idin caafiyo loading......99"Nin darawal ah oo ka shaqeeya Caasimada Riyaadh ayaa maalin maalmaha ka mid ah waxaa gaarigiisa soo raacay 4 dhalin yaro ah waxeeyna u sheegeen inuu geeyo Sharqiya oo riyad u jirta 4KM.

Darawalka waxaa caado u ahayd inuu daaro QURAANKA KARIIMKA , Inti jidka eey ku sii jiraan waxaa la gaaray xiliga Salaada Casir darawilki wuxuu baaburka ku leexiyay meel shidaal markaasuu dhalin yaradi ku dhahay “kawarama hadii aan tukano waa xiligi salaada casir”,.?
Dhalinyarada markeey isla socdaan qof ayeey u arkaan inuu yahay hogaamiyahooda, hogaamiyahi dhalin yarada ayaa Darawilka ugu jawaabay”Anaga maba tukano”

Darawilki wuu yaabay markaasuu ku dhahay “qof muslim ah oo aana tukaneeynin muxuu muslim ka yahy, Salaada Waa cibaada isu soo dhaweeysa ALLAHA iyo ADOONKIISA” hadal dabacsan ayuu hadana kula hadalay wuxuuna ku yiri “Dhalinyaro Salaada waa cibaado inoo dhaweeyneeysa ALLAH ee nakeena aan tukano ”.

Dhalanyaradi mid ka mid ah ayaa yiri “Aan tukano” . Darawalki iyo dhalinyaradi weey weysa qaaten darawalki ayaa imam u noqday, Salaadi markeey tukadeen oo imaamki salaama noqsaday ayaa Wiilki hogaamiyaha u ahaa oona dhahaayay aan tukano ayaa sujuudi ku daahay.

Darawalki iyo 3di wiil ayaa wiilka u fahmeen inuu ku ciyaaraayo ayagoo dhahay “Maxaa kugu dhacay miyaad nagu dheedheeleeysaa” markaas ayeey dhaqaajiyeen dhinac ayuu u dhacay wiilki oo nafta ka baxday.

Dhalinyarada dhan waxeey u maleeyaan inuu ku dheel dheelaayo biyo ayeey ku shubeen, Gacanta bidix ayeey fiiriyeen, qoorta ayeey ka taabteen misane waa qof Nafta ka baxday.

Wiilashi mid ka mid ah ayaa oohin isla dhigay Waliba oohin daran ilaa dadka wada u dhawaa eey isugu yimaadeen darawalki wuxuu ogaaday in wiilka ooynaayo uu yahay wiilki dhintay waalkiis ka weeyn,
Darawalki wiilka wuxuu ku dhahay “jooji oohinta walaalka Khaatumo fiican ayuu ku dhintay waliba asigoo sujuudsan oo salad tukanaayo,

Qofkana wuxuu ku dhinta ayaa lagu soo saaraa maalinta qiyaamo insha allah walaalkaa asigoo sujuudsan ayaa lasoo saari doona” wiilki ayaa dhahay “uma ooynaayi dhimashada walaalkeey ee waxaan u ooynayaa aniga iyo walaalkeey 15 sano ma tukan, 15 sano ma sujuudin, 15 sano ma rukuucin walaalkeeygana wuxuu dhintay asigoo sujuudsan ALLAHU AKBAR”.

ALLAH waa mid u naxariista adoomihiisa Wiilka asigoo salad tukanaya Ruuxdiisa la qaaday.

#Markad aqriska dhameeyso Ku sali Nabig SCW

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
November 11, 2022 545 +3 +0.6%
August 31, 2022 542 +15 +2.9%
July 25, 2022 527 +5 +1.0%
June 19, 2022 522 -17 -3.2%
May 12, 2022 539 +5 +1.0%
April 04, 2022 534 +76 +16.6%
February 05, 2022 458 +9 +2.1%
December 29, 2021 449 +18 +4.2%
November 21, 2021 431 +94 +27.9%

Charts

Member of

More Clubhouse users