πππππππππππ₯²π₯²π₯²π₯²π₯²π₯²π₯²π₯²π₯²π₯²π₯²π₯²π₯²π₯²π₯²π₯²π₯²π₯²ππππππππππππππ
Ileen kala gaceel xasuus buu kugu dilaa
ileen kaftan kaabu kaa jaraa
ileen kaskaabuu ku hoos marshaa
inuu yahay jaceel kan aniga i heley
bal dadyahoow intaan kaydsanayay daya
walax iga tan waynbaa qalbigeeyga gubayoo
iga jaray badarkii oon ka seexan waayoo
walwal igu abuuro laβoohooyaa
Waa dareen cashaq oo duufaantiisa wata
waa daymo jacayl oo is fiirinaya
waa xishood horleh iyo barasho cusub oo daaha ka qaadantay iyo calool bal balaysa oo jawaab sugaysa wakhtigu wuu socona layahay fakar iyo fiiro jaceelna meel ayeey ku sugooyiin π₯²π₯²