Geenyo Mudug on Clubhouse

Updated: Jan 24, 2024
Geenyo Mudug Clubhouse
1.1k Followers
1.1k Following
@jazmenmudug Username

Bio

❤“𝕄🄰-𝐍ⒶGⒶ-ℍEY𝕊ⒶⒶ 𝕋𝔼𝔸𝕄❤”
❤“𝕄🄰-𝐍ⒶGⒶ-ℍEY𝕊ⒶⒶ 𝕋𝔼𝔸𝕄❤”

Salibaa Qalbiga yaala
Aad ku seexan doontay
Saldhigaygu nabad weeye
Aan ruuxna lagu sirin
❤❤❤❤❤❤❤
Subag baa wadnaha yaala
Aad kaleefi suxulada
Inttaaso saredo ah
SOMALINIMO dhertahay
Yaan indiin sidaa dadkaygow
☝️☝️☝️☝️☝️❤❤❤❤❤

✳️™️GEENYO MUDUG✳️✳️


😯Waxaa iga xishoodsiiya kuwa qiimaha badan ee ii raadiya kun cudur-daar markaan gaabiyo♨️

Garowsaday Yarkan gobaayey
Gayiguu Iga jiraan usocdaleye
Cabudwaaq Jannuu Gurigisu yahay

🇱🇺Cabudwaaq🇱🇺

Wa Geenyo Dumar SinJigeedu galo Gobta reer Puntland🇸🇱Marna wa ugaar inaytahy Galmudug Gaari hooyaded Gobta beesha Sade🇱🇺🇱🇺

"In aannan aadanaha qacda hore ku aaminin ayaa ay Noloshu i bartay, maalmaha ayaa daaha ka qaadi doona wajiyo qarsoonaa "!

💢Dhaqaatiirtu waxay ku guulaysteen inay jirka
aadanaha ku beeraan wax kasta marka laga
reebo damiirka.💢

🛑Hanti Ka Qiima Badan Maleh 🛑CAQLIGA Mana Jirto Gaajo Lamid Ah ⛔️JAAHILNIMADA Sidoo KaLe, Ma Jirto Nolol-ka Macaan Dabeecada-Wanagsan!♨️

💢Maxaa ka Qiimo Badan Markay Isyeeshaan Calafka iyo Qalbiga Qofkuu Jeclaa.
⛔️calaf__iyo__Jacayl🛑

Xirrirka dhabta ahi waxa uu lee yahay;

"Dagaal, aamminaad, daacadnimo, ilin, xanuun, muran, dulqaad, naf-hurid, qorshe, hoggaansanaan, kasbasho, deeqsinimo, xishood, rejo, kalsooni, cudur daar, raalligalin, caawin, ka warqab, xiiso, masayr iyo jacayl."

Ha waaro jacaylka ha waayo wax wiiqa.❣

Ehelnimadu ma ahan 👆 kan aad dhiiga wadaagtaan waa midka gacanta👋ku qabta
Markii aad u baahan tahay👌

🛑Sikastod umarsato cadarada ogu carafta badan hadana waxa caraftisu harta waa un ⛔️akhlaqda wanagsan iyo qalbi wacnaanta!!💢

💢Wanaagu xumaantuu tiraa. 💢
💢﴿ِ إِنَّ الحَسَناتِ يُذهِبنَ السَّيِّئَاتِ ﴾💢

💢Alxamdullilah💢

Snapchat👻@dryaasmiin

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
May 30, 2022 1,100 -100 -8.4%

More Clubhouse users