Fikir Iyo Jacaylbaan
Lafaqaa Habeenkii,
Ruuxan Mar fiirshaba
Adigaan ku mooda
Filinyawga caashqu
Furihiisu waa adigaπππππ―π―
Maxaa Kaa qasasilay qaali
Xubigaan wada Beernayβ£β£
Qalad anan galin Iyo maxaad qadafka ii saartatβ£β£β£β£β£
Nololbaan wada qorshaynee
Maxaa quus ku soo joojayβ£β£
Qalbigaan ku seexsheeβ£β£
Maxaa samirkii kaa qaaday
Noloshaa cajiibee caashaqeeni Yaa XadaY ππππ
Dhashii Hargeisaπ―π―
Xariir iyo huday
Xuuralcay i deeqday
Tii xidhiidhka Beertay
Xiisaha ku kulanay
Xaqiiq barashadeenii
Xikmadbaa ku duugnayd
Iyo xaajo qaaliya ππππβ€ππππ§‘
Faraxaduba agtadaey degtoo lugu ilashadaye.π maba lihi ileys kale runtii Adiga moyeneπ Ii Ahaatay Noloshee π Macaan ila Agjog Nuurkaππππππππππ
Waad Riyootee waa maxaY Runtu?
Geedlabka (AR) Nin maxamed Fanax
Nin qasbaaYa Jacaylka Miyaa Loo Quudhi Karaaπππ ?
Qofka aad is cugataan
ama ceesh wadagtan
markaad kala cadhtaan
wuxu ceebo leeyahay
cidna hawga sheekan
Waxb HaY DabiibiNE HaYso Dawadad Wll ππ
if the data has not been changed, no new rows will appear.
| Day | Followers | Gain | % Gain |
|---|---|---|---|
| June 09, 2024 | 1,416 | -1 | -0.1% |
| May 06, 2024 | 1,417 | +4 | +0.3% |
| March 22, 2024 | 1,413 | +10 | +0.8% |
| March 05, 2024 | 1,403 | +8 | +0.6% |
| February 12, 2024 | 1,395 | +13 | +1.0% |
| January 26, 2024 | 1,382 | +10 | +0.8% |
| January 09, 2024 | 1,372 | +18 | +1.4% |
| December 24, 2023 | 1,354 | +26 | +2.0% |
| December 08, 2023 | 1,328 | +32 | +2.5% |
| November 24, 2023 | 1,296 | +16 | +1.3% |