Mr manawalaqaysaaa DDS on Clubhouse

Updated: Mar 23, 2024
Mr manawalaqaysaaa DDS Clubhouse
1k Followers
659 Following
@jaranejano Username

Bio

Nin xunoow Nin kaasii xunbaad Naga xeernayde,

Xigto nolol u diid bay ahayd, adi xumaantaaye,

nin qabiil ku xayraansan baad, nagaga xeernayde,

xooluu lunsaday bay ahayd, adi xumaantaaye,

Nin xasuuqid ugu taagan baad, nagaga xeernayde,

Xan-gur iyo Basaas bay ahayd, adi xumaantaaye,

Sharku nimuu Xiddigo ugu tolaad, nagaga xeernayde,

Xag na uma wadaysidbey ahayd, adi xumaantaaye,

Nin Xaraash usoo joojiyaad, nagaga xeernayde,

Ma yaqaano Xididkay ahayd, adi xumaantaaye,

Nin Xayntii Dhurwaa raaciyaad, nagaga xeernayde,

Kaligaa xantoobsay ahayd, adi xumaantaaye,

Nin Xeer kale dalka u boobayaad, nagaga xeernayde,

xul-siyaasi ma,ahay ahayd, adi xumaantaaye,

Nin xiskiisa laga dayriyaad, nagaga xeernayde,

Ka xishood danbiilahay ahayd, adi xumaantaaye,

Nin xadgudubka ugu hiilliyaad, nagaga xeernayde,

Dadkuu kala xadaa bay ahayd, adi xumaantaaye,

Nin timaha isugu kaaya xidhaad, nagaga xeernayde,

Xaagaan ku talis bay ahayd, adi xumaantaaye,

Nin Xaraaro dirireed qabaad, nagaga xeernayde,

Kursiga uun xajisay ahayd, adi xumaantaaye,

Nin Xisaab kale u raacsantahaad, nagaga xeernayde,

Waxay adi xumaantaa ahayd, Xawli gaabnida e,

Nin xammaysan oo dib u socdaad, nagaga xeernayde,

Xilka maalintii aad dhigtee, lagu xambaareeyey,

Dabadeed Xuruuf qolonimaan, ku xararnaa looxe,

Xiqdigii dhammaa iyo colkii, kugu xayiignaaye,

Qalbiyadii ku xaal diiddanaa, xoore Cadhadiiye,

Adigoo xun noo soo ducee, Laabtu kuu xalane.

✍️ Abwaan afgudhiye.( Allaa yarxama)

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
March 23, 2024 1,086 +4 +0.4%
March 06, 2024 1,082 +6 +0.6%
February 13, 2024 1,076 +2 +0.2%
January 09, 2024 1,074 +3 +0.3%
December 24, 2023 1,071 +1 +0.1%
December 09, 2023 1,070 +2 +0.2%
November 12, 2023 1,068 +3 +0.3%
October 16, 2023 1,065 +1 +0.1%
September 29, 2023 1,064 +2 +0.2%
September 22, 2023 1,062 +468 +78.8%

Charts

Member of

More Clubhouse users