Shumac ✪ᴉod on Clubhouse

Updated: Sep 4, 2023
Shumac ✪ᴉod Clubhouse
180 Followers
179 Following
May 22, 2021 Registered
@jarane Username

Bio

{ وأحسن كما أحسن الله إليك }




  





┏━━━━ ﷽ ━━━━┓ 🖤 𝗡𝗘𝗕𝗜 𝗠𝗢𝗛𝗔𝗠𝗘𝗗🕋 ┗━━━━ ﷽ ━━━━┛




سبحان الله
    🍁والحمدلله
       🍁ولا اله الا الله
           🍁والله أكبر

          ....😘
🥰 Qofkii dagaalamaa wuu guuldareynsan karaa balse qofkii aanan dagaalamin waaba uu guuldareystay

🙃Haka xishoon inaad runta ka hor imaado oo aad wanaag ku bedasho, guusha noloshaada waad gaari doontaa.

🥲– Sirta noloshu ma’aha in aad samayso waxa aad jeceshay, balse waa in aad jeceshay waxa aad qabanayso.😅


💖Jacaylku Dadbuu lahaa
Rag iyo Dumarbuu lahaa
Midiba Doorbuu lahaa
Duruus la Bartuu lahaa
Diiwaan la Qoruu lahaa
Dastuur la xuluu lahaa
Hab loo darisuu lahaa
Dareen kobciyuu lahaa
Dulqaad lo samruu lahaa
Doc iyo maqaamuu lahaa
Kalmado Dajiyuu lahaa
Xaqiyo Dawbuu lahaa
Da' iyo wakhtiyuu lahaa
Dan iyo Hadafyuu lahaa
🙏🥰


Cimrigu waa ubax
Noloshuna waa waqti
Jaceylkuna waa raxmad
Ubaxuna waa udgoon
Haddaan u qalmo
Xusuustaada igali

@jarane2009




*Adoonka Markii uu tukanaayo oo uu dhahaayo:*
*الحمد لله رب العالمين*
*Allah Sw* Wuxuu leeyahay: *حمدني عبدي Adoonkeyga wuu iimahadceliyay.❤️*
Adoonka haddii uu dhaho: *الرحمن الرحيم*
*Allah Sw* wuxuu leeyahay: *حمدني عبدي* *Adoonkeyga wuu i amaanay❤️.*
Haddii uu adoonka dhaho: *ملك يوم الدين*
*Allah Sw* wuxuu leeyahay: *مجدني عبدي* *Adoonkeyga baa i amaanay❤️.*
Haddii uu adoonka dhaho: *اياك نعبد وإياك نستعين*
*Allah Sw* wuxuu leeyahay:
*هذا بيني وبين عبدي*
*ولعبدي ما سأل*
*Kan Waxay udhaxaysaa Aniga iyo adoonkeyga Adoonkeyga wuxuu leeyahay Waxa iweydiisto.*
Haddii uu adoonka dhaho: *إهدنا الصراط المستقيم @ صراط* *الذين انعمت عليهم غير المغضوب عليهم ولا الظالين*@ ن
*Allah Sw* Wuxuu leeyahay: *هذا لعبدي ولعبدي ما سأل*
*Kani adoonkeygaa iska leh adoonkeyga wuxuu ĺeeyahay waxa iweydiiyo.
     ....😘

Last 10 Records

if the data has not been changed, no new rows will appear.

Day Followers Gain % Gain
September 04, 2023 180 +76 +73.1%
November 04, 2022 104 -14 -11.9%
August 28, 2022 118 -19 -13.9%
July 22, 2022 137 -30 -18.0%
June 15, 2022 167 -480 -74.2%
May 08, 2022 647 +464 +253.6%
March 31, 2022 183 -7 -3.7%
February 01, 2022 190 -6 -3.1%
December 26, 2021 196 -1 -0.6%
November 18, 2021 197 -4 -2.0%

Charts

Member of

More Clubhouse users