Doqonbaan ogayn wixi loo galay
🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊🔊
😁😁
😍😍
Somaliban ahay🇸🇴
-------------------------------------
Haddii ay jirto in qof bini aadam ah baahi loo qabo, nafteyda adiga ayeey ku tabeysaa oo ay ku qanacsantahay, iyada oo aanan ka fikireynin culelysyada imaan karaa mustaqablka.
Waa igu adag tahay inaan saacado ku waayo, taas waxaan u leeyahay oo sabab ah, qalbigayga. Waxaa igu adag joojinta daqiiqadihii aan wada qaadanay, waxaase taa iiga sii adag inaan ku waayo adiga. Xusuusteyda iyo maskaxdeyda ayaad meel adag ka degan tahay
🗣Waayahoo cakirmaa cidhiidhi dhaloo
Nasiib nin casuumay baa midkale ciilee
Ruuxii caydhnimo Shalay cawlnaa
Marbuu cawa dhalad noqdaa calanloo
Cadceedii dhalataba noloshu waa cayn
Curdin iyo hadaad caruur weli tahay
Da'diyo cimriguba ruux bay cuskadeen
Adoo caga qaba hadaad cabanayso
Curyaan waxa jira nolosha ku cadiban
Ciyaaro hadii caruus loo tumay
Cawayska midbaa ciidda lagu rogay
Cuudkaagu haduu adiga cimidh yahay
Tiriyo cadad maleh sabool caydhihi
Hadaad ku cawayso cisiyo nabad
Dadbaa ciil iyo colaad la ildaran
Dantoo ku cuslaysay ceeb malehe
Ku ceesh baryadaa cibaaro la'e
🇸🇴🇹🇷🇨🇦🇫🇰🇬🇧🇬🇷🇮🇩🇯🇴🇪🇹
🗣Ninkii hanyarbaa hurdada ka boqtee mxy himiladu qalpiga holcisaaa 😎😎😎😎
🗣Wixii laga tagay yaaanay noloshaada caqabad ku noqon
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
December 10, 2023 | 759 | -116 | -13.3% |
November 04, 2022 | 875 | -73 | -7.8% |
August 28, 2022 | 948 | -29 | -3.0% |
July 22, 2022 | 977 | -23 | -2.3% |
April 09, 2022 | 1,000 | -100 | -9.1% |
January 29, 2022 | 1,100 | +1,016 | +1,209.6% |
December 22, 2021 | 84 | +75 | +833.4% |