ZuLDaaN . on Clubhouse

Updated: Oct 29, 2023
ZuLDaaN . Clubhouse
52 Followers
35 Following
@jakator Username

Bio

Mar inad wax doontiyo
Mar inad wax deysaa
Mar inaad wax diidiyo
Mar inad wax damacdaa
Kolba waa duruufaha
Go,anada dabraayiyo
Waayahaad la daris tahay
Docdaad ka joogtee
Daliilkaagu yuu noqon
Daniga iyo maleentiyo
Qorsho yeelo ku dana





.......
XiLi daran qof kula jiraY haLa
simin qof dayrtiyo doga aad is
barateen 😉✋

Member of

More Clubhouse users