Dobrodošao na moj profil🤗
Just for fun😉 ....
.... ........ Waqti aan ka qato 🤗
Qosolkiyo farxadan la jaar ahay qofbaa jeexyada u jiidhay🤗😘
Boqoradayda .......Qalbi dhaya.......👸👑..........hadal maba celceliso dadku kama caroodan carabkeedu carabkeedu waa nabad cadrad qaalliya tahay cisad sharata dheer tahay.....😘😍👸👸 jacaylkayga 😍😘👸
Don't live your life with anger and hate in your heart. You'll only be hurting yourself more than the people you hate🤝
Haddalkaagu badata xikmadadu yareeya 🤐
Amuusnatu maaha daciifnimo sido kale waa jaawabta dadka aan u qalmin in aad la hadsho🤐👍
Cafisku waa calamadaha geesiga inaad wax cafisa waa geesnimo eee maha daciif nimo 🤗 hadad rabto daganan in aad ku noolato noqo mid waxa cafin kara tanasuli kara 🤗
In aan aamus badanahay kama turjumaayso in aaan cid ka cabsanayo eee sharaftayda aayan dhowraya.....👸👑😍😘.............. .....
...............mute girl.......🤐👍
Aadmiga dushaa sare noqo ruux ka daawada cidna haysku sii dayan😎😎
Ma ogi jacaylku inuu meel ugaara leeyahay 😥
Ma ogi inuu dadka qaarkii un mudan yahay 😥💔
Ma ogi inaa sinji kale mataloo midab kaygu soocan yahay💔😥
Ma ogeen inaa mid laheen oo laka meela leeyahay💔😥😥💔😥
Dareenka ugu xanuunka badan waa adigoo qalbiga ka ooyaya inaad afka ka qososha💔😥
War jacaylka soomali baa utahay hadaba waxas oo dhan soo akhrisay sharfanid😍😘
.........................................................................
Suuraha naxariista kalsoonida daganata kibirka intaba MJ baan u haya 😍👸👑👸
.............................................................
Mj gril💙💭💚
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 09, 2024 | 1,138 | +2 | +0.2% |
May 07, 2024 | 1,136 | +1 | +0.1% |
March 23, 2024 | 1,135 | -1 | -0.1% |
March 06, 2024 | 1,136 | +1 | +0.1% |
February 13, 2024 | 1,135 | +3 | +0.3% |
January 26, 2024 | 1,132 | +3 | +0.3% |
January 09, 2024 | 1,129 | +3 | +0.3% |
December 24, 2023 | 1,126 | +2 | +0.2% |
December 09, 2023 | 1,124 | +2 | +0.2% |
November 24, 2023 | 1,122 | +2 | +0.2% |