Layal Mohamed on Clubhouse

Updated: Jan 26, 2024
Layal Mohamed Clubhouse
820 Followers
504 Following
@inabtimac Username

Bio

إنما ٱلمؤمنون ٱلذين إذا ذكر ٱلله وجلت قلوبهم وإذا تليت عليهم ءايـٰتهۥ زادتهم إيمـٰنۭا وعلىٰ ربهم يتوكلون ٢

Muslim suni ah oo asal raca ah 🇸🇴

Allhamdulilahi Rabil calamin markasta

Ilahay aya markasta amaanan

Nabi Mohamed Scw ba sharafle

Ilahay dulmiga ma jecla

Hadulmin qofna sii an lagu dulmin


Kalsoonidu waa qali

Jacalylku waa furaha nolosha hadi aad heesho qof kula fahma

Ma jecli dulmiga hadi lay dulmana adoonka I dulmay wan cafiya wayo cafisku wa hibo ilahay bixiyo cafisku


Tusale u noqo wanaga

Noqo ruux abaal gala ama gudda mid loo galay

Gashanka noloshayda Iyo waxad tahay furaha guushayda X 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹❤️❤️❤️❤️❤️🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹


Ogow quruxi waa diin daawo guurna waa samiir

Man is not man without woman
Woman is not woman without man

Cilmiga baro cashaqa horti

Member of

More Clubhouse users