{ayeeyo} {koris} on Clubhouse

Updated: Oct 18, 2023
{ayeeyo} {koris} Clubhouse
135 Followers
133 Following
@ilovehoyomacan Username

Bio

Qof aad wadnahaga siisay intuu noloshada wiiqay adoo og waxyeeladiisa wanaag maka si rajaysay qalbiga laygala wareegay hadu walwal ii horseeday xasuusta iyo waayahedu xagay ku wadaan naftayda💔?

Somali nimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💕💕

married💍💓🩸💉 No luuq 💯❌✅


Ayeeyo koris Ilahay ka taxadaray 🌹🥀❤️🩸
Booqa ka mahelo 💯✅
Afdabolan wa dahab 🤐💯✅
Mararka qar in aad aamusto aya ka qiimo badan in aad hadasho 💯✅🥀
Wa in aad kala ogtahay meesha hadalka u bahan iyo meesha kale 💯✅🌹
Qof walba suu kula dhaqmo ula dhaqan 👋
Ilahay in aad rali galiso ku dadal ku ma qasaraysid 💯✅
Aadame se ha ku dalin rali galintiisa marna ku ma faidaysid 💯✅🥀
{Peace and love} {live the life you have}
{Love the life you live in}
Don’t look 👀 the people above ⬆️ you💯%
But look 👀 the others that are below ⬇️ you 💯✅🥀🩸 🥹🥹🥹

Member of

More Clubhouse users