๐ต๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐ ๐๐๐
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐
๐๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐
๐
๐๐๐๐๐ ๐
๐๐๐๐๐๐
๐๐๐
๐
๐จ๐๐๐ ๐จ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐
๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐.๐๐๐๐๐
๐๐๐
๐ ๐๐๐๐๐
๐๐ ๐ ๐จ๐
๐๐
In aad Cadow yeelato waa wax fiican๐
Hadiisa ay Badanyihiin Cadowgaga kaba fican
Sababtoo ah cadowgaga wuxuu raadiyaa Qaladadkaga hadii Aqli aad leedaha waxaad ka faaideesaneesa Fursadas oo waad iska saxeesa Qaladadkaas๐คทโโ๏ธ
Cadowgaga jeclow shaqo fican oo Bilaa Mushaar ah ayuu kuu haaya ๐๐
hadii Aadan awoodin
hadal xaqa ah ha
u sacaba tumin
baadilka xumaanta
iyo gardarada
Noqo dagalyahan
ileen noloshu
wa halgane
๐ธ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐
๐๐๐๐
๐๐๐บ
โ๏ธ๐ฐ๐ข๐ซ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ฐ๐๐ซ๐๐ง ๐ค๐๐ ๐ฐ๐๐ง๐๐ ๐ฌ๐๐งโ๏ธ