MJ::::✍💯 Caafimaad ma rabtaa⁉️
🔸️Soonka badi.
✍💯Raaxo ma rabtaa ⁉️
🔸️Qur'anka Aqriska badso .
✍💯Nuur ma rabtaa ⁉️
🔸️Salaatul leylka tuko✔.
✍💯Faraj ma rabtaa ⁉️
🔸️Istiqfaarta badso📿
✍💯Liiban ma rabtaa ⁉️
🔸️Salaada waqtigeeda ku tuko🕌
✍💯Murugo maku heysaa ⁉️
🔸️Ducada badi🤲.
✍💯Barako ma rabtaa ⁉️
🔸️Saliga Nabiga scw badso oo afka haka qaadin.
✍💯Dhib maku heystaa ⁉️
🔸️Dheh la xawla walaa quwata ilaa bilahi caleyhil cadiim.
✍💯Wanaag ma rabtaa ⁉️
🔸️Dadka wanaag la jeclow
✍💯Marabtaa in lagu ixtiraamo⁉️.
🔸️Adiga Dadka ixtiraam marka hore.🤗🥰🥰❤️❤️❤️💚💚💚🙏🏻
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
June 27, 2024 | 1,323 | +2 | +0.2% |
April 22, 2024 | 1,321 | -1 | -0.1% |
March 15, 2024 | 1,322 | -8 | -0.7% |
February 22, 2024 | 1,330 | -46 | -3.4% |
February 04, 2024 | 1,376 | +2 | +0.2% |
January 18, 2024 | 1,374 | +2 | +0.2% |