يَا مُقَلِّبَ القُلُوبِ ثَبِّت قَلْبِي عَلَى دِينِكَ
اللهم إنا نسألك الجنة -ونعوذ بك من النار
Dadku waa hantiye baro
Silence is the true friend who never betrays
Way kaa tegi doonaan iyaga oo raadinaya qof kaa wanaagsan , u ogolowse inay iska tagaan. Ha dhawaato ama ha fogaatee waxay xaqiiqsan doonaan inaad ahayd lama helaan.
Dhammaan dadka qalbiyadooda way is baddala ilaa qalbiga hooyada mooyee,qalbigeedu waa janno . Ku jecliyaa hooyo ♥️