ZuldaaN ---- on Clubhouse

Updated: Dec 25, 2023
ZuldaaN ---- Clubhouse
525 Followers
510 Following
@hoyadeymcn4l Username

Bio

Hadeey kaa wareestaan
Nafyahaay xalkaagah
Ha bandhigin Walaacaaga iyo
Xumaha kugu weersan
Wax wacaala hakasoo furfurin
Wayihiii liitay
Wadnahaaaga oo qaati qaba
Waan wacanahay un dheh
Weey ku wiirsan waxa kaa maqane
Nolosha u wanaaji
Walbahaarka uurkaaga jira
Yuu wajiga sheegin
Dharaartu waqtiga kugu sanyahay
Eed wax badan heyso
Dadka haiska weyneynin
Aduun maha mid sii jira ee

Member of

More Clubhouse users