π₯°πΈBΕQOΕΓ
Δπ₯° πΈ
βοΈβ ππππ
ΏοΈπ
ΎοΈππβπΌ πΎπΈπππππκ§π£π₯ππππππβοΈ
βπ΄ββ οΈXπππ π ππ’πππ ππππππππππ΄ββ οΈπΏβ
βοΈ»γ\Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·__Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·_Μ·/Μ·β
Qof kasta qeyb wuu ka noqon karaa noloshaada, balse qof kasta qeyb kama noqon karo dhamaadka noloshaada.
Ha igu oran waan kuu xiisay adigoon xitaa ogeyn xaalkeyga.
Nolosha taagan wax dhaama lawaa.
Ha u murugoon hana u ilimeyn qof kaa dilay farxadaada, nolosha intaas way ka badantahay.
Ka tag wax walba laakiin waligaa haka tagin salaada.
Farxaddu ma'aha inaad hesho qof ku jecel balse waa in aad heshaa qof ku fahma xaalad walbaa.
Jaceylku waa indho la,aan sababtoo ah hooyadey waxa ay ijcelaatay iyadoon i arag.
Kaliya dadka saxda ah ayaa kula joogi doono ilaa dhamaaadka.
Qofna ma arko ilmadaada, murugadaada, xanuunkaaga laakin qof walbaa wuxuu arkaa qaladkaaga kaliya.
Weli waxaa ii tahay muhiim ila hadal ama ha ila hadlin.
if the data has not been changed, no new rows will appear.
Day | Followers | Gain | % Gain |
---|---|---|---|
January 05, 2023 | 1,000 | -100 | -9.1% |
August 07, 2022 | 1,100 | -100 | -8.4% |
November 30, 2021 | 1,200 | +100 | +9.1% |
November 08, 2021 | 1,100 | +100 | +10.0% |